Sunday, May 19, 2024

Maamulka Jubbaland oo digniin adag soo saaray ka dib boob lagu bilaabay..

Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-udhiska iyo Guriyaynta Jubbaland ayaa soo saartay wareegto ku saabsan Habraaca Maaraynta iyo Isticmaalka Dhulka danta guud ee Dowladda Jubbaland. Qoraal ka...

Farmaajo oo qaabilay Jen. Thomas D. Waldhauser & Saraakiil la socotay (Sawirro)

Madaxweynaha  Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo  ayaa maanta kulan la qaatay taliyaha Taliska ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika (AFRICOM) Thomas D. Waldhauser oo shalay Muqdisho...

Saciid Deni oo xariga ka jaray Mashruuc cusub, mid kalena dhagax dhigay (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xariga ka jaray Wadada Wadajir ee degmada Qardho oo la saaray Laami, Wadada oo dhererkeedu yahay...

Taliyihii Sirdoonka ciidamada Kacaanka Iran oo shaqada laga eryey

Madixii sirdoonka ee ciidamada kacaanka Iiraan Hussein Tayeb ayaa shaqada laga eryay sida lagu shaaciyay Wakaaladda Wararka ee Sepah News. Afhayeen u hadlay taliska Sirdoonka...

(Sawirro) Weerar Khasaare badan geystay oo ka dhacay Magaalada Oslo ee dalka Norwey

Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay halka 21 kalena ay ku dhaawacmeen weerar lagu qaaday afaafka hore ee Baar ku yaalla magaalada Oslo...

Mahad Salad & oo kulan xasaasi ah la qaatay Dhigiisa Sirdoonka UK ee MI-6

Agaasimaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad oo booqasho ku jooga dalka UK, ayaa la kulmay Agaasimaha Sirdoonka UK ee MI6 Richard...

Rajo sare oo laga qabo in la helo talaal looga hortago Coronavirus (COVID-19)

Talaal loogu talagalay la dagaalanka Coronavirus ayaa lagu wadaa inuu diyaar noqdo bisha Sebtembar sida laga soo xigatay aqoonyahano ka howlgasha Jaamacadda Oxoford oo...

Farmaajo oo jawaab ka bixiyey hadalkii Khayre ee ahaa in doorashada la qabto waqtigeeda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorashada soo socota...

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya (Sawirro)

Qarax laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay agagaarka Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxa...

Boorar yaab leh oo lagu xardhay jidadka Muqdisho & hadal heyn ka dhalatay (Sawirro)

Maamulka gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa wada diyaar-garowga toddobaadka xorriyadda Soomaaliya ee 26 June iyo 1-da Luulyo. Waddooyinka waaweyn ee caasimadda Muqdisho...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs