Tuesday, May 7, 2024

Golaha Wadatashiga Qaranka oo muddo kordhin u sameeyey Xilliga doorashada (Akhriso)

Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa 24-ka Febraayo, 2022 habka fogaan aragga (ZOOM) ku yeeshay shir ay uga arrinsanayeen dhameystirka doorashada kuraasta dhimman ee Golaha Shacabka...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay danjiraha Somalia ee dalka Sacuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkar in uu noqdo Danjiraha dalkeenna u qaabilsan dalka...

Puntland oo Dowlad deegaanka u gacan gelisay Madaxii hore ee Xabsiga Jeel Ogaadeen

Mas’uuliyiinta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa  xaqiijiyey in la qabtay nin horey madax uga soo ahaan jiray xabsiga lagu magacaabo Jeel Ogaadeen oo ku yaalla...

(Sawirro) Gudoonka labada aqal ee Baarlamanka oo ka qeyb galay kulan ka dhacay Muqdisho

Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiye ku-xigeenada koowaad...

Ra’iisul Wasaarihii hore oo ka digay in la Siyaasadeeyo cudurka Coronavirus

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo  Cudurka halista ah ee Coronavirus oo gudaha dalka Soomaaliya ku...

(Sawirro) Arrin cusub oo lagu arkay xeebta Liido iyo cabsi badan oo laga muujiyey

Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka lagu arkay xumbo buuro ka sameysan oo biyaha badda ka dhashay. Dadka halkaas ku sugan iyo kuwa...

War culus: Soomaaliya oo loogu deeqay ku dhowaad hal bilyan oo dollar

Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u shaacisay in dib loo furey safaaradooda Soomaaliya, sidoo kale hey’adda kaalamada dibadda ee Mareykanka USAID ayaa si...

Britain oo xabsiga dhigtay saddex qof oo lagu eedeynayo Basaasnimo

Booliska Britain ayaa xabsiga u taxaabay oo dacwadna ku soo oogay saddex nin oo u dhashay dalka Bulgaria oo looga shakisan yahay inay u...

Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia? (Sawiro)

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiiradda oo warbixinno la xiriira xaaladaha...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs