Friday, May 17, 2024

Drs. Ruqiya: “Madax qowlkooda & ficilkoodu isla socdaan ayaan u baahan-nahay”

Drs. Ruqiyo Sheekh Naaji oo ah musharax xildhibaan ka tirsan BF Soomaaliya, ayaa ugu baaqday guud ahaan ururada bulshada, gaar ahaan saxaafadda in ay...

Guddi loo saaray xalinta khilaafka Madaxweyne Qoor-qoor iyo Saraakiisha Beesha Ceyr

Kulan xal loogu raadinayey khilaaf culus oo soo kala dhex galay Saraakiil ka soo jeeda beesha Ceyr iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor...

Mareykanka iyo Itoobiya oo mar kale isku dhacay ka dib safarkii Blinken ee Addis...

Itoobiya ayaa beenisay warbixin kasoo baxday Mareykanka oo ku eedeyneysay ciidamada dowladda, kuwa gobolka Amxaarada iyo ciidamada Eritrea inay dambiyo dagaal geysteen muddadadii labadii...

Shirkada Somtel oo soo kordhisay 5-adeeg cusub oo aad loogu riyaaqay (Daawo Sawirada)

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel Somalia oo ku caan-baxaday in had iyo horaanba soo kordhiso adeeg isgaarsiin oo casri lana jaanqaadaya isbadalka technology-da dunida si ay...

Maraykanka oo qaswadeyaal ku tilmaamay dhinacyada ka maqan Shirka Dhuusamareeb 3

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa War kasoo saartay Shirka Dhuusamareeb 3, iyadoo qas-wadayaal ku tilmaantay madaxda Puntland & Jubbaland ee ka maqan shirkaas. “Safaaradda Mareykanka...

Ra’isul Wasaare kuxigeenka Somalia oo Weerar afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta Mucaaradka

Ra'isul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuled (Khadar) oo ka hadlay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan siyaasiiin xanaaqsan...

(Akhriso) Puntland oo ka digtay in shuruucda dalka lagu saleeyo rabitaanka Madaxda DF

Maamulada Jubbaland & Puntland ayaa garab istaag u muujiyey Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi oo shalay shaaciyey xeerar aan aheyn kuwii saxda ahaa...

Faahfaahino ka soo baxaya qaraxyo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho (Sawirro)

Waxaa soo baxaya Fahafaahino ku saabsan Labo qarax oo galabta casar gaabkii ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoyska dabka ee wadada Maka Al...

Jen. Indhacadde iyo ciidan uu horkacayo oo caawa la wareegay taalada daljirka Dahsoon

Ciidamo uu horkacayo Jen. Yuusuf Siyaad Indha-cadde ayaa caawa  la wareegay Taallada Daljirka Dahsoon oo la filayo in berri uu ka dhaco bannaanbax ay...

Burcad dhac farsameesan geesan jirtay oo Xukuno adag lagu riday (Daawo Sawirada)

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa xukuno adag oo xabsi ah ku riday shan nin la sheegay in ay ahaayeen burcad ku...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs