Saturday, April 27, 2024

Dowlada Soomaaliya oo shaacisay in 70% hoos loo dhigay weeraradii Al-shabaab

Golaha Wasiirrada Xukuumada Somalia ayaa bogaadiyey guulaha ay ciidamada xoogga dalka ka gaareen dagaalka ay kula jiraan kooxda Al-shabaab Kulankii golaha wasiirada ee shalay ayaa...

Dagaalyahano ka goostay Al-shabaab oo isku dhiibay ciidanka DF ee Xarardheere (Sawirro)

Labo xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa la sheegay iney iskun soo dhiibeen Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed ee ku sugan degmadda Xarardheere ee gobolka...

Nin la dhashay Masuul ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo caawa la dilay

Kooxo hubeysan ayaa caawa ku dilay magaalada Muqdisho nin dhalinyaro ah oo la dhashay masuul ka tirsan maamulka gobolka Banaadir. Marxuumka la dilay oo la...

Golaha amaanka ee QM oo go’aano ka soo saaray xaalada Somalia

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa khudbadda uu ka dhagaystay ergayga UNka James Swan iyo ergayga Midowga Africa Francisco Madeira horumarka laga sameeyey ansixinta...

Wasiir ka tirsan Maamulka Hirshabelle oo goor dhow lagu dilay Magaalada Jowhar

Wasiir ku-xigeenkii arrimaha diinta iyo awqaafta ee dowlad goboleedka Hirshabelle Nuur Xaashi Warsame ayaa goor dhow oo caawa fiidnimadii ah lagu dilay magaalada Jowhar...

Nin geystay toogasho uu dhiig badan ku daatay oo Maxkamad la soo taagay (Sawirro)

Xaakimka Maxkamada Florida ee dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah xabsi daa'in ugu xukumo Nikolas Cruz oo ahaa ninkii dilay 17...

Madaxweyne Farmaajo oo Telfoon kula hadlay Wasiir Abgaal !! (Daawo Muuqaal)

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa la sheegay in uu khadka Telfoonka kula hadlay Wasiirkii hore ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta maamulka Somaliland...

Isbitaalka Kalkaal oo lacag la’aan ku Fulinaya Qaliinka dadka Faruuran

Isbitaalka Kalkaal oo kamid ah Isbitaalada waa weyn ee kuyaala magaalada Muqdisho ayaa fulinaya qaliinka dadka faruuran ee yar yar iyo waa weynba, qaliinkan...

Trump oo sharci yaab leh ku soo rogay dadka u socdaalaya dalka Maraykanka

Dadka dalbanaya fiisaha ama dal ku galka Mareykanka ayuu sharcigan cusub dhigayaa inay soo gudbiyaan faah-faahinta ay baraha bulshada ku isticmaalaan. Waaxda sharciyada Mareykanka ayaa...

Taliye Indha-qarshe: “In laba sano iyo bar Ciidanku soo maraan Shan Taliye Sax maaha”

Taliyihii xilka laga qaaday ee Ciidanka Xoogga dalka Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa si weyn u dhaliilay hannaanka loo maray xil ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs