Sunday, April 28, 2024

Wasaarada Degaanka iyo Isbedelka Cimilada DF oo digniin u dirtay shacabka Cadale

Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada dowlada Somalia ayaa digniin ka soo saartay Fuustooyin ku soo caariyay Xeebta degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe. Fuustooyinkan oo ah...

Xogta kulan dhexmaray Cabdi Xaashi & Ku-xigeenka Wakiilka Q/Midoobay

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud...

Xildhibaanada Mooshinka wada oo dalab culus u diray dowladda Itoobiya (Akhriso)

Xildhibaanada Baarlamaanka ee la baxay Badbaado Qaran oo ah garabka Baarlamaanka Soomaaliya ee wada Mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaliya ayaa qoraal u diray...

(Akhriso) Magacyada Beelaha & Xildhibanada ku fadhiya 21ka kursi ee ay shaacisay Galmudug

Guddiga doorashada dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey inuu qabananayo doorashada 21 kursi oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka. Kuraastan oo ah kuwii ugu badnaa ee...

Khilaaf cusub oo ka dhex qarxay Madaxweyne Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Karaash

Khilaaf ayaa mar kale ka dhex curtay Madaxda sare ee maamulka Puntland ka dib markii  Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) uu...

Maxay ka wada hadleen Xassan Shiikh & dhigisa Ismaaciil Cumar Geelle? (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada...

Israel oo qiratay askartii ugu badneyd oo Gaza looga dilay saacadihii la soo dhaafay

Ciidamada Difaaca Israa’iil  ayaa sheegay in toban askari lagu dilay dagaallo ka dhacay Qaza Sabtidii, iyadoo jimcihiina la dilay shan kale taasoo ka dhigaysa...

Xukuumada Somalia oo daahfurtay qorshaha 9aad ee Horumarinta Qaranka (Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shir lagu daah furayay qorshaha horumarinta qaranka ee 2020-2024 kaas oo...

Daa’uud C/rashiid Xuseen (Abdi Kaafi) oo la soo qabtay laguna soo bandhigay Baydhabo

Taliska Qeybta 60aad ee oo Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey dagaalyahan ka tirsan Al-shabaab oo ay Gacanta ku soo dhigeen Ciidanka . Daa’uud Cabdirashiid Xuseen (Abdi...

Golaha amaanka ee QM oo go’aano ka soo saaray xaalada Somalia

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa khudbadda uu ka dhagaystay ergayga UNka James Swan iyo ergayga Midowga Africa Francisco Madeira horumarka laga sameeyey ansixinta...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs