Tuesday, April 30, 2024

Ukraine oo shaacisay tirada askarta laga dilay tan iyo bilowgii weerarka Ruushka

Sida uu sheegay taliyaha guud ee ciidanka dowladda Ukraine, General Valeriy Zaluzhny ku dhawaad ​​9,000 oo askari oo reer Ukraine ah ayaa la dilay...

(Sawirro) Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyey Dhuusamareeb

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyey Madaxda Dowlad Gobolleedka Galmudug...

(Sawirro) Maxay Cumar Filish & Xijaar kala hadleen Taliyeyaasha saldhigyada Muqdisho?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Miqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) ayaa...

Askari ka tirsan ciidamada AMISOM oo mar kale isku dilay xarunta Xalane

Sarkaal ka tirsan ciiddanka difaaca Uganda ee UPDF ayaa is-dilay, ka dib markii uu toogtay askari kale oo saaxiibkiisa ahaa sida lagu daabacay Wargeyska...

Laftagareen oo Buur hakaba ka dhagax dhigay labo Mashruuc oo waaweyn (Sawirro)

Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehliyaan Wasiirka Arimaha Gudaha, Wasiirka Howlaha Guud, Xildhibaano ka tirsa Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaha Gobolka Baay...

Madaxweyne Droupadi Murmu oo warqadaha aqoonsiga ka gudoontay safiirka Somalia

Safiirka Somalia u magacaabatay dalka India Dr. Ahmed Ali Dahir ayaa maanta laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo. Madaxweynaha dalka Hindiya Marwo Droupadi Murmu ayaa danjire...

Mustaf Dhuxulow: “Farmaajo & Fahad Yaasiin waxay go’aansadeen inay sharciga ku tuntaan”

Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa si kulul uga xaflad lagu taageerayay musharaxnimadiisa oo ciidamada dowladda ay hor istaageen maanta. Waxaa uu...

(Xog) Rooble iyo Madaxda dowlad goboleedyada oo ku wajahan Magaalada Kismaayo

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa dhowaan isugu tagaya magaalada Kismaayo oo u shirkooda xiga ka furmayo sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay Golaha oo...

Haweeney Meydkeeda laga helay hotel ku yaalla Muqdisho & baaritaano socda

Faahfaahin dheeraad ahaa ayaa ka soo baxaya Haweeney meydkeeda laga helay Hotel ku yaalla magaalada Muqdisho, iyadoo kiiskeeda ay baaritaan ku hayaan ciidamada Booliska...

HOLLAND: Urur Soomaali ah oo kaalinta 2aad ka galay tartan loo qabtay 346...

Tartan sannadle ah oo loo qabto ururada ku shaqeeya waxa loo yaqaan “iskaa wax u qabso”  oo ka dhacay Magaalada Denhaag ee waddanka Netherland,...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs