Sunday, April 28, 2024

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xassan Shiikh iyo António Guterres?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York kula kulmay xoghayaha Qaramada Midoobay Mudane António Guterres. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Dabley hubeysan oo nolosha ku gubay Soddon qof oo shacab ah

Ugu yaraan 30 rakaab ah oo saarnaa bas marayey gobolka Sokoto ee dalka Nigeria ayaa geeriyoodey kadib markii ay dabley qabadsiiyeen dab. Burcada hubeysanayaa sanadkii...

Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) oo soo saartay War ka farxiyey dowlada Soomaaliya

Warbixin ay soo saartay Hey’adaha Lacagta Adduunka ayay ku sheegtay in kooxda Wadahadalka deyncafinta Soomaaliya ee Hey’adda ay heshiis looga gudbayo wajiga koowaad ee...

Somalia oo Malaayiin dollar loogu deeqay ka dib booqashadii Linda Thomas-Greenfield

Danjiraha Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa ku dhawaaqday in Mareykanku uu bixin doono in ka badan 41 milyan oo doollar oo...

Qarax weyn oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax aad u xoogan ayaa goor dhow abaarihii 7:00-dii fiidnimo iyo daqiiqado ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo jugtiisa laga maqlay meelo badan. Wararka ugu horeeya...

Cali Jeyte oo Masuuliyiin cusub Magacaabay, Hiiraana u qeybiyey labo gobol

Madaxweynaha Maamulka isku magacaabay Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa magacaabay xilalka xubno cusub oo ka mid noqonaya maamulka Hiiraan State. Wareegto uu soo saaray...

(Sawirro) Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdi uu horkacayo oo caawa soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye & wafdi uu hoggaaminayo oo fiidnimadii caawa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka. Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha ee...

RW Abiy Ahmed oo markii ugu horeysay la kulmay masuuliyiinta TPLF (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horreysay la kulmay madaxda sare ee ciidamada gobolka Tigray ka dib heshiiskii nabadeed ee ay gaareen...

Sii hayaha cusub ee Safaaradda Somalia ee dalka Uganda oo xilka la wareegay (Daawo...

Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda Mudane Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) oo dhawaan dowladda Soomaaliya soo magacowday ayaa maanta xilka kala...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs