(Sawirro) Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdi uu horkacayo oo caawa soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye & wafdi uu hoggaaminayo oo fiidnimadii caawa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka.

Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha ee Aden Abdulle waxaa kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Goleyaasha Barlamaanka JFS iyo xubno kale

Socdaalka Madaxweynaha ayaa la xiriira shirar ay madaxda DFS iyo Dowladaha xubnaha ka ah ku yeelan doonaan Muqdishu.

Shirarka madaxda ayaa looga arrinsan doonaa dhammaystirka heshiiskii doorashooyinka ee dhawaan labada aqal ee Baarlamaanka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -