Thursday, May 2, 2024

(Akhriso) Guddiga doorashada Somaliland oo shaaciyey doorashada 16 kursi

Guddiga Maamulka doorashada kuraasta Somaliland ayaa shaaciyey iney qaban doonaan doorashada 16 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. "Waxaa aanu shaacinaynaa in Guddiga Maamulka...

Wasiir Cawad oo Munaasabad afurin ah u sameeyey Safiirrada dalalka Islaamka (Sawirro)

Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maalintii shalay ee Khamiista (23 May) waxa uu xaflad af-fursiin ah u...

(Sawirro) Xamse Barre oo dhegeystay Warbixin lix talo lagu soo bandhigay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan muhiim oo looga hadlayay jiheynta dhaqaalaha dalka marxaladda deyn-cafiska...

(Akhriso) Dowlada Somalia oo sheegtay in boqol dagaalyahan lagu dilay weerarkii Galcad

Dowlada Somalia ayaa war ka soo saartay dagaalo qaraar oo saaka ka dhacay degmada Galcad ee gobolka Galgaduud ka dib markii ay weerar ku...

Nin loo waday in la soo aaso oo daqiiqadihii ugu dambeeyey soo kacay

Shaqaalaha isbitaalka dalka Kenya ayaa argagaxay kaddib markii nin ay dhakhaatiirta xaqiijiyeen geeridiisa la arkay isagoo nool. Peter Kigen, oo 32 jir ah ayaa markii...

Habraacii doorashada ee ay qorteen Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi oo la tuuray

Guddiga Doorashooyinka Federaalka ayaa gebi ahaan laalay habraacii doorashada Aqalka-sare ee Somaliland ee ay horay u qorteen Raisal Wasaare ku-xigeenka Mahdi Guuleed iyo Guddoomiye...

Wiil Soomaali ah oo abaal marin dahabi ah lagu guddoonsiiyey dalka Norway

Maxamed Xuseen Diirshe oo ah Wiil Soomaali ah oo ku nool magaalada Sisvolval ee  ku taalla Waqooyiga dalka Norway ayaa ku guuleystey abaalmarin muhiim...

Qoorqoor oo Gudoomiye cusub u Magacaabay Maxkamada Sare ee Galmudug (Akhriso)

Gudoomiye cusub ayaa loo magacabay Maxkamada sare ee maamulka Galmudug ka dib wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor). Wareegtada ayaa...

Ciidamada gaarka ah ee Mareykanka oo Somalia ku dilay Bilaal Al-Sudani

Mareykanka ayaa sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ay dileen sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee Soomaaliya Bilaal Al-Sudani ayaa lagu...

Midowga Musharaxiinta oo Walaac ka muujiyay Shidaalka Somalia oo lagu iibinayo dalka Turkiga !!

War qoraal ah oo kasoo baxay  Midowga Musharaxiinta ayaa walaac xoogan looga muujiyay isku dayga Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ku bixineyso ruqsadaha baarista Shidaalka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs