Qoorqoor oo Gudoomiye cusub u Magacaabay Maxkamada Sare ee Galmudug (Akhriso)

Gudoomiye cusub ayaa loo magacabay Maxkamada sare ee maamulka Galmudug ka dib wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor).

Wareegtada ayaa lagu xusay in Daa’uud Cali Caddow loo magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamada sare ee Maamulka Galmudug.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

- Advertisement -