Friday, May 17, 2024

Musharaxiinta oo War ka soo saaray ergayga Midowga Afrika u soo Magacaabay Somalia

Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhoweeyey talaabadii Midowga Afrika uu ku magacaabay Madaxweynihii hore ee dalka Ghana John Dramani Mahama inuu noqdo ergayga sare ee...

Trump oo diiday natiijada doorashada & dibad-baxyo ka socda Maraykanka (Sawirro)

Madaxweynaha Maraykanka Trump ayaa ka soo horjeestay natiijada doorashadii ka dhacday Maraykanka oo uu ku guuleystay musharaxii xisbiga dimoqraadiga Joe Biden. “Dhammaanteen waan ognahay sababta...

Shariif Xassan, Jawaari & Xubno kale oo ku dhawaaqay Isbaheysi ka dhan ah...

Isbaheysi Siyaasadeed oo loogu magac daray Golaha Samata bixinta Koonfur Galbeed ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Waxaa ku mideysan isbaheysigan Madax iyo Xildhibaano hore,...

Dhalinyaro laga soo saaray xabsiyada dalka Liibiya oo laga soo dejiyey Muqdisho

14 dhalinyaro Soomaaliyeed oo muddo ku jiray xabsiyada dalka Liibiya ayaa maanta laga soo dajiyay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Dhalinyaradaan oo tahriib ku marayay...

179 Maxbuus oo laga sii daayey Xabsiga Muqdisho iyo sababta ka dambeysa

Dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga ka sii daysay tiro Maxaabiis, kuwaasoo uu cafis u fidiyay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xeer ilaaliyaha guud ee...

Cumar Filish oo dhagax dhigay waddo muhiim ah oo isku xirta Labo degmo (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa maanta dhagax dhigay Wadada Jaalle Siyaad oo Xiriirisa Isgoysyada korontada iyo Xoosh...

Dowlada Somalia oo tirakoob ka soo saartay saameynta ka dhalatay abaarta ka jirta dalka

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xaruntiisa Qaran ee Hawlgallada Gurmadka Degdegg ah (National Emergency Operation Center, NEOC) waxa iyada oo kaashanaysa dhammaan Wasaaraddaha heer Federal iyo...

Al-Shabaab oo shuruud ku xirtay sii deynta dhaqaatiir u dhalatay dalka Cuba

Al-Shabaab ayaa madax furasho ku dalbaday sii deenta dhaqaatiir u dhashay dalka Cuba kuwaasoo ay bishii tagtay kasoo qafaasheen gudaha dalka Kenya Sida uu...

RW Rooble oo War ka soo saaray shirka Wadatashiga ee beri ka furmaya Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xusseen Rooble, ayaa sheegay inuu rajeynayo in guul uu kusoo dhammaado shirka golaha wada-tashiga qaran ee la...

(Sawirro) Maxaabiis ka baxsatay xabsi oo Mashaqo lama filaan ah ku dhintay

Shan maxbuus ayaa ku dhintay shil gaari, kadib markii baabuurkii ay ku baxsanayeen uu si lama filaan ah geed foodda u daray. Maxaabiista ayaa ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs