Wednesday, May 8, 2024

Dad ka badan 200 oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday duqeyn ka dhacday Yemen

Dayuuradaha dagaalka Isbahaysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa duqaymo ka fuliyay xalay dalka Yemen. Ugu yaraan 30 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay halka 170...

Dayuurad ku jirtay duulimaad caalami ah oo sabab yaab leh u laabatay

Dayuurad ay leedahay shirkadda American Airlines oo u kala gooshaysay magaalooyinka Miami iyo London ayaa dib ugu laabatay garoonkii ay ka soo kacday, kadib...

Madaxweyne Biden iyo xisbigiisa oo dhabar-jab weyn kala kulmay Aqalka Senate-ka

Madaxweyne Joe Biden iyo xisbigiisa Dimoqraadiga ayaa Arbacadii dhabar-jab weyn kala dulmay Aqalka Senate-ka Mareykanka, kaddib markii xisbiga Jamhuuriga ay hor istaageen shirciga ilaalinta...

Biden oo hanjabaadii ugu cusleed u diray Ruushka xili weerar isku diyaarinayaan

Dowladda Mareykanka ayaa hanjabaad culus hawada u marisay dowlada Ruushka oo xiligan isku diyaarineysa duulaan ay ku qaadaan dalka Ukraine, waxaana laga digay dhibaatooyin...

Salima Rhadia oo maanta taariikh cusub sameeneysa iyo Warbaahinta oo hadal heysa

Haweeney garsoore kubadda cagta ah oo u dhalatay dalka Rwanda, ayaa maanta sameeneysa taariikh cusub marka ay garsoore ka noqoto ciyaarta u dhaxeysa wadamada...

Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Magaalada Abu Dhabi iyo Diyaarado Drone oo…

Wararka ka imaanaya magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in halkaasi maanta ka dhaceen qaraxyo dhaliyay khasaaro kala duwan oo isugu...

Kuuriyada Waqooyi oo Gantaal cusub tijaabisay iyo dowlado ka carooday

Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa halkeeda kasii wada tijaabada ay ku sameeneyso gantaalada riddada dheer, waxaana tijaabada ay sameeneyso Kuuriyada Waqooyi walaac xoogan ka muujiyay...

Xildhibaan lagu tuhmay inuu maleegay dil Madaxweyne oo xabsi loo taxaabay

Dowladda Jamaica ayaa xabsiga dhigtay nin horay uga tirsanaa aqalka senetka dalka Haiti oo looga shakiyey dilka madaxweynihi Haiti ee Jovenel Moise oo dhowaan...

Ilaalo xoogan oo loo sameeyay beeraha ay ka baxaan Avocado-ha ee dalka Kenya

Milkiilayaasha beeraha lagu beero avocado-ha cagaaran ee dalka Kenya ayaa ku qasbanaaday in beerahooda u sameeyaan ilaalo hubeesan , kadib markii ay kordheen kooxaha...

Ciidamada Kenya oo heegan la geliyay xili la xusayo Weerar Al Shabaab dalkaasi ka...

Dowladda Kenya ayaa heegan buuxa gelisay ciidamadeeda, si ay uga hortagaan weeraro kale oo Al Shabaab ka fuliyaan gudaha dalkaasi, xili Kenya laga xusayo...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs