Soomaali dil & dhaawac u geystay dhaqaatiir Jarmal ah oo xabsiga la dhigay (Daawo...

Wiil Soomaali ah oo ku nool dalka Jarmalka ayaa toorey ku dilay nin Dhaqtar ahaa kadib markii uu ku weeraray goobtiisa caafimaad oo ku...

Acmaasha Xajka oo ka bilaabatay Sacuudiga & tirada Soomaalida xajiday oo la shaaciyey (Sawirro)

Malaayiin qof oo xujey ah ayaa maanta waxay si rasmi ah uga bilaabeen acmaasha xajka magaalooyinka barakeysan ee dalka sacuudiga. Xajka oo ka mid ah...

Cilmi-baaris lagu sameeyay dadka sida joogtada ah u galo sawirrada oo lagu ogaaday ay...

Wargeyska DailyMail ee kasoo baxa Ingiriiska ayaa daabacay warbixin uu ka qoray cilmi-baaris ay Jaamacadda Ohio ee dalka Mareykanka ka sameysay dadka sida joogtada...

Dal Yurub kuyaala oo Dhalasho u diiday Lamaane Muslimiin ah oo diiday in ay...

Lamaane Muslim ah ayaa loo diiyay dhalashada Swiss kadib markii ay diideen in ay gacanta ku salaamaan dad ajinabi ka ah xilli la weeydiinayay...

Xoghayihii hore ee Qaramada Midobay Kofi Anan oo geeriyooday

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa la xaqiijiyay in uu u geeriyooday xanuuno hayay, waxaana geerida Kofi Anan si weyn uga tacsiyadeeyay...

Faraanti lumay 12-sano kahor oo laga helay meel aan laga fileyn !! (Daawo Sawirro)

Faraanti Dahab ka sameysan oo lumay 12-sano kahor ayaa laga dhax helay beer isaga oo ku dhax jira Karooto, waxa ayna arintan lama filaan...

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in dhulka Falastiin la geeyo ciidamo hubeysan oo….

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa ku baaqay dhulka Falastiin ee xooga ku heesato Isra'il in la geeyo ciidamo hubeesan oo hoos imaanaya Qaramada...

Dad ku dhaw Kun qof oo ku dhintay dalka Hindiya (Daawo Sawirada)

Dalka Hindiya waxaa ka taagan musiibo ay ku dhinteen boqolaal qof sidoo kale ay ku barakaceen kumanaan kun oo qof, waxaana dalkaasi qeybo kamid...

Abiy Ahmed oo go’aan adag ka qaatay dirirta ka dhex aloosan Soomaalida iyo Oromada

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ku qaban doono xaaladaha amni darro ee ka taagan qaybo ka mid...

Maraykanka oo mar kale u hanjabay Turkiga & xiisada labada dal oo ka...

Maraykanka ayaa ku hanjabay inuu cunoqabayno dhaqaale oo dheeraad ah ku soo rogi doono Turkiga, haddii uu sii dayn waayo Baadari Maraykan ah oo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs