Sunday, May 19, 2024

Dowlada Qadar oo Madaxweynaha Turkiga ugu deeqay Diyaarada Dunida ugu qaalisan(Daawo Sawirada)

Dowlada Qadar ayaa Turkiga ugu deeqday Diyaarad la sheegay in ay tahay nuuca Dunida ugu qaalisan, waxaana Diyaaradan qiimaheedu gaarayaa aduun lacageed oo dhan...

Maxaa ka jira in cabitaanka Coca-cola hadda ka dib lagu soo darayo daroogada...

Shirkadda cabitaannada sameysa ee Coca-Cola oo si weyn loogu yaqaano sameynta cabitaanno ay ku jiraan maaddada Caffeine-ta ayaa haatan u muuqanaysa inay doonayso inay...

Madaxweynaha Koonfur Kuuriya oo si diiran loogu soo dhoweeyey Pyongyang (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa ku sugan magaalada Pyongyang isaga oo ka qaybgalaya shir ay ujeedadiisu tahay sidii loo dardar galin lahaa wadahadalladii...

Meydadka 12 caruur lagu qariyey kartoon oo laga helay xarun Isbitaal (Daawo Sawirro)

Duqa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Mike Sonko ayaa sheegay inuu arkay maydadka 12 carruur ah oo lagu qariyay sanduuq gudaha isbitaal ku yaalla...

Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Eritrea oo is gacan qaaday (Daawo Sawirada)

Magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Madaxweynayaasha Wadamada Jabuuti iyo Eritrea Ismaaciil Cumar Geelle iyo  Isaias Afwerki . Labada Madaxweyne...

Sacuudiga oo Dhax dhaxaadinaya dowladaha Jabuuti iyo Eritrea (Daawo Sawirada)

Boqortooyada Sacuudiga ayaa wada dadaalo ay ku dooneyso in ay ku dhax dhaxaadiso dowladaha Jabuuti iyo Eritrea oo u dhaxeeyo colaad xoogan oo salka...

Rabshado iyo boob xoogan oo maanta ka dhacay magaalada Adis Ababa

Magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaa maanta ka dhacay dibad baxyo rabshado watay oo ay dhigayeen dhalinyaro careesan, waxaana rabshadahan lagu boobay...

Dal 7 sano ku soo jiray dagaalo lagu riiqmay oo doorashadii ugu horeysay ay...

Dalka Suuriya waxaa ka dhacday shalay codbixinta doorashada golaha deegaanka oo ah tii ugu horreysay muddo toddoba sano ah, tan iyo markii colaadda sokeeye...

Daawo Sawirada: Orodyahan Afrikan ah oo rikoor cusub u dhigay Orodka adduunka

Orodyahan caan ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa rikoor cusub u dhigay tartanka orodka adduunka , kadib markii uu ku guuleestay tartanka orodka adduunka ee...

Shirkad Maraykan ah oo magdhow Milyan dollar gaaraya siineysa shaqaale Soomaali ah

Shirkad ka shaqeysa hilibka iyo cuntooyinka kale oo laga leeyahay Wadanka Mareykanka ayaa ogolaatay inay bixiso lacag dhan hal million oo dollar oo magdhow...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs