Sacuudiga oo saameyn xun ku yeelatay Kiiska Wariyaha lagu tuhmayo in ay dileen

Wakaaladda wararka ee Boqortooyada Sacuudi carabiya ayaa sheegtay iney jawaab ka bixineyso tallaabba kasta oo siyaasadeed ama dhaqaale oo Sacuudiga ka soo gaarto sababa...

Trump oo Aqalka cad kusoo dhaweeyay Baadari 2 sano ku xirnaa Turkiga (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trumo ayaa aqalka cad kusoo dhaweeyay Baadari Andrew Brunson oo u dhashay dalka Mareykanka, kaa oo mudo labo sano ah...

Trump oo ciqaab adag ugu hanjabay Sacuudiga hadii ay ku cadaato dilka Khashoggi

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu tallaabo adag ka qaadi doono Boqortooyada Sacuudiga haddii ay ku caddaato inay mas’uul ka ahayd dilka...

Qaraxyo goor dhow ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo rasaas laga maqlayo

Sida ay sheegayaan warar goor dhow na soo gaaray labo qarax oo isxigay ayaa ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Qaraxyada oo dhacay 20...

Sacuudiga oo War kasoo saartay eedeynta dilka Wariye Jamal Khashoggi

Dowlada Sacuudiga ayaa lagu eedeeyay in sirdoonkooda ay dileen Wariye Jamal Khashoggi oo mucaarad ku ahaa Boqortooyada Sacuudiga , waxaana dilka Wariyaha la sheegay in...

Diyaarad Rakaab oo Waqtigii ugu dheeraa hawada ku jirtay oo New Yourk ka degtay...

Diyaarad rakaab oo leedahay shirkada Diyaaradaha Singapore ayaa saacadihii ugu badnaa ku qaadatay duulimaad toos ah ay uga baxday dalka Singapore kuna tagtay magaalada...

Ninkii Sababta u noqday in Cunaqabateyn la saaro Turkiga oo xabsi laga sii daayay...

Xiriirkii diblumaasiyeed ee u dhaxeeyay dowladaha Turkiga iyo Mareykanka ayaa meel xun gaaray kadib markii Xukuumada Ankara xirtay Baadari u dhashay dalka Mareykanka oo...

Warbaahinta reer Galbeedka oo qaaday Talaabo dharbaaxo ku ah dowladda Sacuudiga

Warbaahinta reer galbeedka ayaa qaadacay ka qeybgalka shirka maalgashiga oo lagu wado inuu ka dhaco magaalada Riyaad ee dalka Sucuudiga sababo la xiriira walaac...

Maalqabeenka ugu da’da yar Afrika oo laga afduubtay goob jimicsiga lagu sameeyo

Nin lagu tilmaamay Taajirka ugu da’yar Afrika ayaa rag hubeysan oo wajiga soo qarsaday waxay ka afduubteen magaalada Dares Salaam ee dalka Tanzania. Maalqabeenkan oo...

Duufaan aad u xoogan oo ku dhufatay Florida (Daawo Sawirada)

Duufaan aad u xoogan oo dhalisay khasaaro kala duwan ayaa ku dhufatay Koonfurta-bari ee gobolka Florida ee dalka Maraykanka, waxa ayna duufaantan hada ku wajahantahay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs