Sunday, May 19, 2024

Boqorka & dhaxal sugaha Sacuudiga oo qaabilay ehelada Jamal Khashoqgi (Daawo Sawirro)

Boqorka Sacuudiga Salman bin C/casiis iyo dhaxal sugaha dalkaas Maxamed bin Salman ayaa qasriga boqortooyada dalkaas ku qaabilay wiil uu dhalay iyo nin la...

Madaxweyne Erdogan oo ka shifay sir ku aadan Dilkii Wariye Jamal Khashoggi

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa ka hadlay dilka Saraakiil katirsan Sirdoonka Sacuudiga magaalada Istanbuul ugu geesteen Wariye Jamal Khashoggi oo mucaarad ku...

Paul Biya oo markii 7-aad ku guuleestay in uu Madaxweyne noqdo

Madaxweynaha dalka Cameroon Paul Biya oo 85-sano jir ah ayaa markii 7-aad oo xiriir ah ku guuleestay in uu noqdo Madaxweyne, kadib doorasho muran...

Boqor Salmaan oo ka tacsiyeeyay dilkii loo geestay Wariye Jamal Khashoggi

Dowlada Sacuudiga ayaa dhawaan qirtay in la dilay Wariye Jamal Khashoggi oo mucaarad ku ahaa Boqortooyada, waxaana qaabka ay Sacuudiga u dhigeen dilka Wariyaha uu noqday...

RW Itoobiya oo magacaabay Wasiiru dowleyaal ay ku jiraan xubno Soomaali ah

Ra’isal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magacaabay afar Wasiiru dowle oo xubno ka noqonaya Golihiisa Wasiirrada cusub. Wasiiru dowleyaasha la magacaabay ayaa kala ah Wasiiru...

Reer galbeedka oo ku gacan seyray cadeymaha Sacuudigu ka bixiyey dilka Khashoggi

Britain, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa Saudi Arabia ugu baaqay iney sharraxaad degdeg ah  ka bixiso dhimashada Jamal Khashoggi. War murtiyeed ay si wada jir ah...

Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF oo qalinka ku duugay heshiis Nabadeed (Akhriso)

Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritreya ku kala saxiixday heshiis dhawr qodob ah. Afhayeenka ururkaasi Cabdiqaadir Xasan Hirmooge (Cadaani)...

Jabhada ONLF iyo dowlaa Itoobiya oo maanta heshiis kala saxiixanaya

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Asmara ee caasimada dalka Itoobiya heshiis ku kala saxiixdaan Jabhada ONLF iyo dowlada Itoobiya oo sanado badan uu...

 Trump oo si adag uga hadlay Bayaankii Sacuudiga kasoo saareen dilka Jamal Khashoggi 

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uusan ku qanacsaneyn bayaankii kasoo baxay Boqortooyada Sacuudiga ee looga hadlay qaabkii uu u dhintay Wariye...

Qaabkii uu u dhacay dilkii Jamal Khashoggi oo lasoo bandhigayo iyo Sacuudiga oo …

Dowlada Sacuudiga ayaa markii ugu horeesay qiratay in gudaha Qunsuliyada ee ku leedahay Istanbuul uu ku dhintay Wariye Jamal Khashoggi kadib isku dhac ay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs