Tuesday, April 30, 2024

Shirweynaha Xisbiga Soomaalida Itoobiya oo Jigjiga ka furmay (Daawo Sawirro)

Xarunta madaxtooyada Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ka furmay maanta shirwaynihii 10aad ee Xisbiga Dimoqraadiga shacabka Soomaalida Itoobiya oo ay ka soo qaybgaleen...

Hadalkii Ugu Dambeeyay Duuliyihii Waday Diyaaradii Bur burtay ee Itoobiya oo la ogaaday

Warar dheeraad ah oo ku saabsan diyaaraddii burburtay ee ay lahayd shirkadda diyaaradaha Itoobiya ayaa sheegaya in la helay xog ku saabsan xaaladdi ugu...

Darawal gaari Ambalaas ah ku qaaday Bulkeeti oo la ganaaxay !! (Daawo Sawirada)

Nin u dhashay dalka Uganda oo Darawal ka ah gaari nuuca gar gaarka ee Ambalaasta loo yaqaan ayaa la ganaaay, kadib markii lagu helay...

Haro Midabka Biyaheeda si Mucjiso isku bedeleen !! (Daawo Sawirada)

Haro yar oo kutaala magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa midabka biyaheeda si mucjiso ah isku badeleeny ayaa noqotay meel loo tago Dalxiis iyo...

Turkiga oo Iibsanaya Hubka Gantaalada Difaaca iyo Mareykanka oo ka carooday

Dowladda Turkiga ayaa maanta diiday cadaadiska Mareykanka ee ku wajahan heshiiska ay ku iibsaneyso hubka difaaca gantaalaha Ruushka, waxayna sheegtay in Ankara ay ku...

Dacwad la xiriirta dayuuradii burburtay oo lagu soo oogay shirkadda Boeing

Qoys uu nin kaga dhintay dayuuraddii Itoobiya ee burburtay bishan horraanteedii ayaa Dacwad ka dhan ah shirkadda diyaaradaha samaysa ee Boeing geeyay maxkamad faderaal...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Masaajid ku yaalla London (Daawo Sawirro)

Ciidanka Booliiska magaalada London ayaa baacsanaya nin la sheegay inuu mid kale ku tooriyayeeyay masaajid ku yaala bartamaha magaalada. Ninka la tooriyeeyay oo markii dambe...

Tahriibayaal Afduubtay Markab nuuca Xamuulka qaada ah oo soo bad baadiyay

Tahriibayaal ka badan 100-qof oo kasoo safray xeebaha Liibiya kuna sii jeeday Qaarada Yurub ayaa afduubtay Markab nuuca xamuulka qaada ah oo bad baadiyay...

Hooyo dhashay Mantaano kala Aabo ah (Dhacdo aad loola Yaabay) !! 

Sida ay Qortay Jariidada Daily Mall , Hooyo Shiinees ee ku nooleeyd magaalada Xiamen ee Koofur Bari dalkaas ayaa umushay, waxayna dhashay laba wiil...

Buug ay Nolosheeda ka qortay Haweeney Caan ah oo Malaayiin qof iibsadeen !!

Buug ay nolosheeda ka qortay Xaaska Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Michelle Obama ayaa noqday mid si waali ah loo iibsaday, waxaana buugan durba kasoo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs