Milateriga Turkiga oo howlgalkii la sugayey ka bilaabay Woqooyiga Siiriya (Sawirro)

Ciidamada Turkiga ayaa billaabay howl-galkii militari ee muddada la qorsheynayey ee Waqooyiga Syria, si looga sifeeyo ciidamada Kurdish-ka ee ay ugu yeereen argagixisada. Madaxweyne Reccep...

(Sawirro) Dalkii ugu horeeyey ee Afrikaan ah oo soo saaray telefano Smartphone casri ah

Rwanda ayaa xarigga ka jartay shirkaddii ugu horreeysay ee sameysa telefoonada gacanta ee smartphone-ka loo yaqaan ee ka howlgasha Afrika. Xaflada lagu daah furayay shirkadda...

Afar qof oo Isku Qoys ah oo ku dhintay Biyo xireen ay Sawir isaga...

Afar qof oo isku qoys ah una dhashay dalka Hindiya ayaa ku dhintay biyo xireen ay sawirro xusuus ah isaga qaadayeen, waxaana dadka dhintay...

Maxkamad ku taalla Maraykanka oo xukun culus ku riday Madaxweyne Trump

Maxkamad ayaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ku amartay inuu waaxda dambi baarista ee New York uu u soo gudbiyo canshuur celintiisii ee 8-ddii sannadood...

Nin Farshaxan-yaqaan ah oo Dad badan ka yaabsaday !! (Daawo Sawirada)

Farshaxan-yaqaan u dhashay dalka Portugal ayaa leh hibo dadka qaarkiis la dhinac-simayaan awood-dabiici ah. Wuxuu shaki gelin karaa dhugashada hore ee aragtida indhahaada. Wuxuuna...

Garsoore Xabad isku dhuftay kadib markii uu amray in xabsiga laga daayo rag Muslimiin...

Warbaahinta caalamka ayaa aad u hadal heysa Garsoore u dhashay dalka Thailand oo maxkamad gudaheed xabad iskula dhuftay, kadib markii uu riday xukun xabsiga...

(Sawirro) Maxkamada amartay duminta kaniisad laga dhisay dhul ay leeyihiin dad Muslimiin ah

Maxkamada Xuquuqda aadanaha ee Yurub ayaa dowlada Bosnia ku amartay in la dumiyo kaniisad si sharci daro ah looga dhisay dhul ay lahaayeen da...

Wadahadalkii Masar & Itoobiya ee biyaha webiga Nile oo fashilmay & Xiisad ka dhalatay

Madaxweynaha Dowlada Masar Abdulfatah Al sisi ayaa si adag u sheegay in Dowladiisu ay difaacanayso Xuquuqdeeda Biyaha wabiga Nile-ka, islamrkaasina ay qaadayaan talaabooyin Qaanuuni...

Madaxweyne Caan ah oo dhiiro galiyay in la garaaco Ardayda edebta daran

Madaxweynaha dalka Tanzania John Magafuli ayaa dhiiro galiyay in la canaanto sidoo kale la garaaco ardayda edebta daran, waxaana hadalkan uu jeediyay xili dalka...

Sacuudiga oo meesha ka saaray xeerar adag oo u degsanaa si uu usoo jiito...

Boqortooyada Sacuudiga ayaa meesha ka saareysa xeerar adag oo dalkaasi horey ugu degsanaa si ay loo dhiiro galiyo dalxiiska dalkaasi oo dowlada dooneyso in...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs