Sunday, May 19, 2024

Ninkii Dunida ugu gaabnaa oo Geeriyooday !! (Daawo Sawirro)

Isbitaal kuyaala dalka Nepal waxaa ku geeriyooday Khagendra Thapa Magar oo horey loogu aqoonsaday in uu yahay ninka ugu gaaban dunida, waxaana ninkan geeriyooday...

Aayatulaahi Khumeyni oo 8-sano kadib Salaad Jimco tujiyay Kumanaan dad ah (Daawo Sawirada)

Hogaamiyaha Ruuxiga ee dalka Iran Aayatulaahi Cali Khumeyni ayaa maanta salaada Jimcaha 8-sano kadib kumanaan dadweyne ah ku tujiyay Masjid weyn oo kuyaala magaalada...

Haweeneyda ugu taajirsan Qaarada Afrika oo dooneysa in ay Madaxweyne Noqoto

Haweeneyda ugu taajirsan qaarada Afrika oo lagu magacaabo Isabel dos Santos, ayaa shaacisay in ay dooneyso in Madaxweyne ka noqoto dalka ay kasoo jeedo...

Maraykanka oo qirtay in askartiisa uu khasaare ka soo gaaray gantaalihii Iran

Mareykanka ayaa ugu dambeyn qirtay in weerarkii gantaalaha ahaa ee ay Iran ku qaaday dalka Ciraaq, ay kaga waxyeeloobeen qaar ka mid ah askartiisa...

Nin Soomaali ah oo lagu dilay duleedka Magaalada Cape town (Magaciisa)

Koox hubeysan oo burcad ah ayaa waxay dalka Koonfur Afrika ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka ku ganacsada dalkaas, xili uu...

Heshiis Horu dhac ah oo laga gaaray khilaafkii ka taagnaa qeybsiga biyaha Webiga Nile

Dalalka Masar, Sudan iyo Itoobiya ayaa heshiis horudhac ah ka gaaray qeybsiga biyaha webiga Nile oo muddooyinkii dambe ay isku khilaafsanaayeen Masar iyo Itoobiya. Dowladda...

Shirkadda Ethiopian Airlines oo dhisaneysa garoonka ugu weyn qaarada Afrika

Ethiopian Airlines ayaa hadda ku shaqeysa garoonka dayuuradaha Pole ee magaalada Addis oo ku fadhiya 35-km oo labo jibbaaran. Agaasimaha Fulinta ee shirkadda Tewolde Gebremariam...

Kenya oo damacsan qorshe yaab leh oo looga hortagayo weerarada Macalimiinta

Ururka Macalimiinta ee Kenya ayaa ku baaqay qorshe yaab leh oo sheegaya in la hubeeyo macalimiinta ka howlgalo degaannada ay ka dhaceen weerarada dalkaas...

Afgembi fashilmay oo ka dhacay dalka Sudan & dowlada oo war ka soo saartay

Sudan ayaa sheegtay in ay dib u furtay hawada dalkaas iyo garoonka diyaaradaha ee Khartuum, ka dib shaqaaqadii shalay caasimadda dalkaas ku dhex-martay ciidanka...

Nin safrinayay boqolaal Dib-qalooc ah oo lagu qabtay garoon dayuuradeed (Sawirro)

Nin u dhashay dalka Shiinaha oo isku dayay inuu dalka Sri-Lanka ka dhoofiyo ilaa 200 oo Dub-qalooca halista ah ayaa la qabtay. Ninkan ayaa Dub-qalooca...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs