Mareykanka oo War cusub ka soo saaray weerarkii Al-Shabaab ee saldhigga Manda Bay

Mareykanka ayaa beeniyay warar sheegayo in ciidamada Kenya ay cawska ku dhuunteen markii dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga militariga...

(Sawirro) Dibed bixii ugu weynaa ee ka dhan ah Maraykanka oo ka socda Ciraaq

Kumanaan qof oo ah taageerayaasha wadaadka Iraq ee Moqtada Sadr ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Baghdad, ayaga oo ka qeyb galaya dibad-bax lagu...

Iran oo sheegtay iney xog ku heshay dalal gacan ka geystay dilkii Suleimani

Taliyaha Ciidamada Cirka ee Dawladda Iiraan, Amiir Cali Haji Zaada ayaa soo bandhigay xog dheeraad ah oo ku saabsan Dalalka ka qeyb qaatay duqayntii...

Warbixin ceebeysay Ciidanka Kenya: Intii uu socday weerarkii Manda bay waxay ku dhuunteen Cowska

Wargeyska the New York Times ee kasoo dalka Mareykanka oo soo xiganaya saraakiil milateri oo Mareykan ah ayaa wax ka qoray weerarkii toddobaadyo kahor...

Ciidamada uu hogaamiyo Jen. Khaliifa Haftar oo hanjabaad yaab leh soo saaray

Ciidamada daacadda u ah Jenaraalka awoodda leh ee ka dagaalamaya dalka Liibiya Khaliifa Xaftar waxay sheegeen inay bartilmaameedsan doonaan diyaaradaha rakaabka iyo kuwo dagaalka...

Dacwada xil ka qaadista Madaxweyne Trump oo ka bilaabatay senate-ka Maraykanka

Maxkamadda la soo taagayo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si buuxda uga dhex billaabatay Aqalka Senate-ka ee Mareyknaka maalintii Talaadada ee shalay iyadoo uu...

Madaxweyne Trump oo xayiraad dhinaca Socdaalka kusoo rogaya afar dal oo Afrikan ah

Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa ku warameysa in Madaxweyne Donald Trump uu qorsheenayo in xayiraad dhinaca socdaalka ah uu kusoo rogo afar wadan oo kuyaala...

Ciyaaryahan 75-sano jir ah oo koox kubada cagta ah si rasmi ah ugu biiray...

Warbaahinta Carabta iyo kuwa caalamka ayaa aad u hadal haya nin 75-sano jir ah oo ku biiray koox kubada cagta ah oo ka dhisan...

Daawo Sawirada : Wiil 11-Sano jir ah oo awoodiisa dad badan ka yaabeen  !!

Sida lagu yaqaan carruur badan oo 10 jir ah waa inay aadaan dugsiyada; ciyaaraan kubadaha ama ku maaweeloodaan games-ka; laakiin Timofey Klevakin, oo 11...

Oradyahan Kenyan ah oo cagihiisa uga baxsaday xero uu ku tababaranayay iyo Sababta keentay

Orodyahan u dhashay dalka Kenya oo tababar ku qaadanayay xero kutaala magaalada Kapsabet ee galbeedka Kenya ayaa cagihiisa ku baxsaday, kadib markii xerada soo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs