Caruur walaalo ah oo gobolka Qoraxey ugu dhintay Mashaqo xanuun badan

Caruur ka kooban Saddex wiil oo hal qoys kasoo wada jeeda ayaa shalay galab ku dhintay Baraag biyaha lagu keydiyo ka dib markii ay...

WHO oo ku dhawaaqday xaalad deg deg ah & cudurka Coronavirus oo sii fidaya

Hay'adda caafimaadka ee WHO  ayaa ku dhawaaqday in Caabuqa cusub ee corono uu yahay xaalad caafimaad oo deg-deg ah oo caalami ah iyadoo oo uu...

Boeing oo shaacisay in sanadkii hore uu soo gaaray Khasaarihii ugu weynaa

Shirkadda diyaaradaha Boeing ayaa gashay khasaarihii ugu weynaa abid in ka badan 20 sanno xilli ay sare u kacday dhibaatooyinka dhaqaale ee soo wajahay...

Israel oo qorsheyneysa iney boobto dhul kale oo ay leeyihiin reer Falastiin

Wasiirka difaaca mayalka adag ee Israel ayaa Arbacadii ku baaqay in Israel ay si rasmi ah qeyb ka mid ah dalkeeda ugu sheegato saddex...

Godkii ugu dheeraa ee loogu kala gudbayay Mareykanka iyo Maxcio oo la helay (Sawirro)

Ciidamada amaanka dalka Mareykanka ayaa ku guuleestay in ay soo helaan god aad u dheer oo isku xirayay dalalka Mareykanka iyo Mexico, waxaana godkan...

Ilhaan Cumar oo si kulul uga hadashay qorshaha Trump ee bariga dhexe

llhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa ku tilmaantay qorshaha nabadda Bariga Dhexe ee uu soo bandhigay madaxweyne Trump mid dhac ah...

Shiinaha oo lix cisho kaliya ku dhisay Isbitaal weyn oo qaadi kara kun bukaan...

Dowlada Shiinaha ayaa maanta xariga ka jareysa isbitaalkii ugu horeeyay ee loogu talagalay in lagu daweeyo dadka uu haleelay Viruska dilaaga ah ee Corona...

Madaxweyne Trump oo ku dhawaaqay qorshiisa nabadeynta ee bariga dhexe

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa soo bandhigay qorshihiisii mudada dheer la sugayey ee nabadaynta Bariga Dhexe kaas oo dhigaya in magaalada Quddus noqoto caasimadda...

Ciidanka Liyuu boolis oo gacanta ku dhigay 40 bastooladood iyo raggii watay (Sawirro)

Ciidanka Liyuu Boolis ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa gacanta ku dhigay hub sharci daro ah oo gaaraya 39 bastooladood. Hubkan ayaa lagu qabtay gaari...

Trump oo soo rogay xeer ka nixiyey qaar ka mid ah Soomaalida ku...

Maxkamadda sare ee dalka Mareykanka ayaa madaxweyne Donald Trump u ogolaatay inuu dhaqan gelin karo qorshe uu ku doonayo in dadka qaata kaalmada dowladda...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs