Thursday, May 2, 2024

Shirkada Facebook oo gaartay Go’aan adag oo ka dhan ah Donald Trump

Madaxweynihii hore ee dowlada Mareykanka Donlad Trump ayaa wali cadaadis xoogan kala kulmaya maamulayaasha baraha bulshada ,kadib markii uu ku baahiyay inta uusan xilka...

Saldhigyada Qarsoodiga ee Nukliyeerka Maraykanka ee yaalla Yurub iyo Turkiga oo la shaaciyey

Xog si Hoose loo dusiyey ayaa waxay bidhaamiyeen Tirada Gantaalladda Nukliyeerka ee Maraykanka u yaalla Saldhigyada Maraykanka ku leeyahay qaar ka mid ah dalalka...

Maraykanka oo baneynaya Saldhigii ugu weynaa ee uu ku lahaa Afghanistan (Sawirro)

Wararka ka imaanaya Afghanistan ayaa sheegaya in Mareykanku qorshaynayo inuu ka baxo saldhigga ugu weyn ee ciidamadiisu ku leeyihiin ee Bagram. Wasaarada difaaca Mareykanku ayaa...

Ogow Sababta dowlada Qatar u xirtay una heesatay ninkan u dhashay dalka Kenya

Waardiye Kenyan ah oo ay Qatar ku eedeysay inuu lacag ka helay “wakiil ajnabi ah” si uu been ugu dhex faafiyo dalkan ayaa xabsiga...

Xildhibaanad Surwaal ay xirneed darteed looga saaray fadhi Baarlamaanka (Sawirro)

Xildhibaanad katirsan baarlamaanka dalka Tanzaaniya ayaa laga saaray fadhi ay lahaayeen Xildhibaanada, kadib markii la sheegay in ay soo xiratay labis aan ku habooneen...

Midowga Afrika oo Go’aan ka dhan ah Milatariga maamula dalka Mali soo saaray

Bayaan kasoo baxay Midowga Afrika ayaa lagu shaaciyay in si KMG ah xubinimada ururka looga saaray dowlada Mali, kadib markii Madaxweynihii iyo Ra'isul Wasaarihii...

Nederlands: Dallad ay ku mideysan yihiin in ka badan 65 ururo Soomaali ah oo...

Dalka Nederlands dallad ay ku middeysan yihiin in ka badan 65 ururo Soomaali ah oo maxkamad looga yeeray Dalladda oo magaceeda loo soo gaabiyo...

Dowlada Sudan oo dib u eegis ku sameyn doonta Heshiiska Saldhiga Ciiddanka Badda ee…

Taliyaha Guud ee Ciiddanka dalka Sudan, Jeneral Maxamed Cuthmaani Al-Xuseen ayaa sheegay in Dib-u-eegis ku samayn doono Heshiiskaasi, oo uu xusay inay ku jiraan...

Abiy Axmed oo laga Duubay Cod sir ah iyo Dowlada Itooiya oo War kasoo...

Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ka hadlay cod uu muuqday in laga soo duubay Abiy Axmed oo sheegayay in geeri uu ka xigo in...

Sacuudiga oo difaacay amar muran badan dhaliyay oo kasoo baxay & hadal heyn ka...

Boqortooyada Sacuudiga ayaa mamnuucday in aadaanka Salaadaha ee Masaajida laga maqlo banaanka, waxa ayna maamulayaasha Masaajida amar ku siisay in sameecadaha banaanka aan laga...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs