Monday, April 29, 2024

Ciyaartoy u dhashay Uganda oo lagu la’ yahay Japan iyo Baadi goobkiisa oo socda

 Culays-qaade (Weightlifter) u dhashay dalkaasi ayaa laga waayey Xerada Tababarka Olombikada ee ku taalla caasimada dalka Japan ee Tokyo (Tokyo 2020 training camp).   Ciyaartoygaasi oo...

Dhimashada daadadka Jarmalka oo gaartay boqol qof & kun kale oo la la’yahay (Sawirro)

Tirada dadka ku dhintay daadadka ku dhuftay gobolada NRW iyo RLP ee dalka Jarmalka ayaa haatan dhaaftay 100 qof, iyadoo 1000 kalena lagu la'yahay...

Mustafe Cagjar: “Argagixisada TPLF waxaa u qorshaysan inay dumiso nidaamka hadda jira”

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Faceebook ku sheegay in dagaalka ka socda Itoobiya uu u dhaxeeyo...

Daadad xoog leh oo dad ku dhow Konton qof ku dilay dal ka tirsan...

Daadad xoog badan oo ku dhuftay dalka Jarmalka ayaa waxaa ku naf waayay ugu yaraan 40 qof. Qeybo badan oo dalka Jarmalka ka mid ah...

Koox hubeesan oo Hanjabaad culus hawada u marisay Dowlada Turkiga iyo Ciidankeeda

Ururka Taalibaan ayaa Talaadadii dowladda Turkey uga digay in ciidmadeedu ay sii joogaan dalka Afghanistan, iyagoo sheegay inay u arki doonaan ciidanka Turkey 'kuwa...

(Sawirro) Dowladii 3aad ee ka tirsan Carabta oo safaarad weyn ka furatay Israel

Dowlada Imaaraatka carabta ayaa si rasmi ah u daahfurtay safaraaddeeda magaalada Tel-aviv ee dalka Israa'iil. Waa tallaabadii ugu dambaysay ee la xiriirta heshiiska isku soo...

Saraakiil Iiraan u dhashay oo ku fashilmay Qorshe lagu afduubi lahaa Masih Alinejad

Wasaaradda Caddaaladda Mareykanka ayaa Talaadadii sheegtay in ay dacwad ku oogtay afar muwaadin oo u dhashay Iiran, kuwaasi oo ku eedeysan in ay maleegayeen...

Abiy Axmed oo Hanjabaad cusub diray xili weeraro cusub bilaabeen TPLF

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa si adag uga hadlay weerarada cusub ee bilaabeen ciidamada daacada u ah kooxda TPLF xili dowlada horey...

Midowga Afrika oo si adag uga hadlay rabshadaha ka socda dalka Koonfur Afrika

Midowga Afrika ayaa si kulul u cambaareeyay rabshadaha ka socda magaalooyin katirsan dalka Koonfur Afrika ee galaaftay nolosha ku dhawaad 100-qof sidoo kale lagu...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs