Monday, April 29, 2024

Diblumaasi Mareykan ah oo diiday in uu ka baxo Kabul kana hadlay Sababta

Dowlada Mareykanka ayaa wada daad gureynta muwaadiniinteeda ku sugan magaalada Kabul ee caasimada dalka AFgaanistan, iyo waliba dadka lasoo shaqeeyay Mareykanka ee beegsan karaan...

Taaliban oo soo saartay Go’aan ka farxiyay Masuuliyiintii iyo Shaqaalaha Dowlada Afganistan

Dagaalyahanada kooxda Taalibaan ee hada maamulaya dalka Afganistan ayaa isku fidinaya lana wareegaya xarumaha muhiimka ah ee ku shaqeeneysay dowlada Afganistan gaar ahaan kuwa...

Ciidamada Afganistan oo wata Diyaarado dagaal oo u baxsaday Wadamo kale

Qaar kamid ah ciidamada Milatariga dalka Afganistan ayaa bilaabay in dalka ka baxsadaan kadib markii awoocda dalkaasi la wareegeen dagaalyahanada kooxda Daaliban oo sanado...

Joe Biden oo Difaacay Go’aankii ciidamada uga saaray Afganistan Digniin Adagna u diray Daliban

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si adag uga hadlay isbadalka ka dhacay dalka Afganistan, kadib markii dowladii dalkaasi ka jirtay la riday lana wareegeen...

Maraykanka oo ka digay weerar ku soo fool leh Ciidankooda Jooga Garoonka Kabul

Afhayeenka Taliska Dhexe ee Ciiddanka Maraykanka (CENCOMAND) ayaa sheegay inay heleen Xog Xasaasi ah oo ku aadan Weerar ay Daalibaan la maagan yihiin Ciiddanka...

Golaha amaanka ee QM oo War ka soo saaray xaalada ka taagan Afghanistan

Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay oo shir deg deg ah ka yeeshay xaalada  Ururka Taliban ugu baaqay inay is xakameyaan si nolosha dad badan u...

Amar Taliban ku soo rogtay weriyeyaasha reer galbeedka oo dhaqan galay (Sawirro)

Weriyeyaasha reer galbeeka ee ku sugan magaalada Kabul ee dalka Afghanistan ayaa dhaqan geliyey amar ka soo baxay kooxda Taliban ee qabsatayt dalkaas. Amarkan oo...

Arrin argagax leh oo ka dhacday garoonka Kabul & Warbaahinta oo hadal heysa (Sawirro)

Dhacdooyin argagax leh ayaa laga soo sheegayaa garoonka diyaaradaha ee Kabul iyadoo kumanaan dad ah ay isku dayayaan inay dalka cararaan kadib qabsashadii caasimada...

Madaxweyne Ashraf Qaani oo la baxsaday gaadiid lacago badan laga buuxiyay

Madaxweynihii dalka Afganistan Ashraf Qaani, ayaa ka baxsaday magaalada Kabul ee caasimada dalka Afgaanistan kadib markii kooxda hubeesan ee Daalibaan weerar kuoo qaadeen caasimada...

Ciidamada Mareykanka oo 5 qof ku dilay Garoonka Diyaaradaha Kabul (Daawo Sawirada)

Dhowr qof ayaa saakayto lagu dilay Garoonka Diyaaradaha ee caasimadda dalka Afganistan ee Kabul, kadib, markii ay Ciiddanka Maraykanka rasaas fureen.   Ilo dhanka Amaanka ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs