Sunday, April 28, 2024

Rabshado khasaaro dhaliyay oo ka dhacay magaalada Bristol (Daawo Sawirada)

Rabshado xoogan oo waxyeelo kasoo gaartay ciidamada booliiska Britain ayaa ka dhacay magaalada Bristol, waxaana rabshadahan dhigayay dad careesan oo kasoo horjeeday hindisa sharciyeedka...

Soomaali gubay kaniisado ku yaalla dalka Norwey oo xukun lagu riday

Maxkamada Racfaanka Gobolka Innlandet ee dalkan Norway ayaa Soomaali 29 jir ah ku xukuntay in lagu hayo xarunta dhimirka ee lagu hayo dadka geysta...

Shirkad caan ku ah sameynta Gawaarida oo amar iyo canaan la isugu daray !!

Dalka Mareykanka ayaa noqday dalka ugu badan ee laga soo sheegayo kiisaska caabuqa Caronavirus, waxaana dalkaasi aad ugu yaraaday qalabka neefsashada iyo sidoo kale...

Maraykanka oo ka digay weeraro ku soo wajahan Hotelo ku yaalla Magaalada Nairobi

Digniin ka soo baxday Safaaradda Maraykanka ee magaalada Nairobi ayaa lagu sheegay in ay jiraan qorshe shirqool ah oo lagu weerarayo Hotel Wayn oo...

Wadahadal khadka telefanka ku dhexmaray Madaxweyne Biden iyo Abiy Ahmed

Ra'isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay isaga iyo madaxweynaha Mareykanka Joseph R. Biden ay taleefan uga wada hadleen xaaladda dalka Itoobiya uu ku...

Mid ka mid ah Madaxda ugu waaweyn Maafiyada caalamka oo la qabtay (Sawirro)

Booliska Spain ayaa xiray Domenico Paviglianiti, oo ka mid ah hogaamiyayaasha mid ka mid ah ururada maafiyada ee ugu weyn dunida ee (Ndrangheta) sida...

(Daawo Sawirro) Qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay kaniisad ku taalla Makassar

Laba qof oo ismiidaamiyay ayaa isku qarxiyay bannaanka kaniisad ku taal magaalada Makassar, ee caasimada gobolka South Sulawesi ee dalka Indonesia, ugu yaraan 14...

Somalia condemns Sweden for allowing Quran burning

Somalia has strongly condemned the actions of the Swedish authorities for allowing an extremist to burn a copy of the Holy Quran in front...

Shacab lagu laayey duqeyn ka dhacday Magaalada Hodeida (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan 20 ruux ayaa ku naf waayey duqeyn ka dhacday Magaalada dekeda ah ee Hodeida oo ku taalla Yemen, waxaana duqeyntaas geystay isbaheysiga...

Madaxweyne Macron oo ka Qoomameeyay Hadal uu ka sheegay dal Afrikan ah !

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron wuxuu Algeria u hayaa “xushmadda ugu sarreysa,” wuxuuna ka “qoomameynayaa” muranka diblomaasiyadeed ee ka dhashay cambaareyntiisa ku aadaneyd hoggaanka dalkaas,...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs