Thursday, May 2, 2024

Boeing oo ugu dambeyn qiratay khaladka sababay burburka dayuuradii Itoobiya

Madaxa shirkadda diyaaradaha samaysa ee Boeing ee dalka Maraykanka Dennis Muilenburg oo ah ayaa ugu dambeyn qiray in qaab ka mid ah hannaanka ay...

Xildhibaanad ka tirsan Senatka Maraykanka oo shaacisay in la kufsaday

Xildhibaanad ka tirsan aqalka Senatka ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay inuu kufsaday sarkaal iyada ka sarreeysay markii ay ka tirsanayd ciidammada cirka. Martha McSally oo...

Ra’isul Wasaare Abdalla Hamdok oo is casilay iyo Sababta xiligan keentay

Ra'iisul wasaaraha dalka Sudan Abdalla Hamdok ayaa ku dhawaaqay in uu is casilay ,kadib markii ay kordheen dadka dhigaya dibad baxa looga soo horjeedo...

Hogaamiyaha Maamulka Taliban oo fariin cad u diray Mareykanka iyo xulufadiisa

Hogaamiyaha Maamulka Taliban ee dalka Afghanistan Mullah Hibatullah Akhunzada ayaa ugu baaqay Mareykanka iyo beesha caalamka inteeda kale inay xiriir diblomaasi oo xoog leh...

Trump oo shaaciyey inuu ka badbaaday afgembi xukunka looga tuuri lahaa

Madaxweynaha Maraykanka Trump ayaa isku day afgambi ku tilmaamay baaritaankii uu ku sameeyay Robert Mueller oo horay u soo noqday agaasimaha guud ee hay'adda...

Aabaha Qoyska ugu balaaran Dunida oo la shaaciyay in uu geeriyooday (Sawirro)

Dalka Hindiya waxaa ku geeriyooday nin la sheegay in uu ahaa aabaha qoyska ugu balaaran ee Dunida, geerida ninkan ayaana aad looga hadal hayaa...

Jahawareer ka dhashay gabdho walaalo Sucuudiyaan ah oo maydkooda laga helay dalka …

Booliska magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa waxa uu baarayaa dhimashada laba gabdhood oo walaalo ah oo u dhashay waddanka Sucuudi Carabiya kuwaas...

Koox Hubeesan oo dad badan ku dhax dishay Gudaha Masjid ay ku dukanayeen

Koox hubeesan ayaa weerar ku qaaday masaajid kuyaala deegaanka Maza-Kuka oo kuyaala gobolka Neyjar ee Galbeedka Dalka Nageria , waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro...

(Sawirro) Markab ay saaran yihiin kumanaan dalxiise oo Coronavirus uu ka dilaacay

Markab ay saaran yihiin 3,700 qof ayaa lagu karantiilay xeebaha Japan, waxaa cudurka Corona laga helay ilaa 61 qof. Markabkan oo lagu magacaabo Diamond Princess...

Maraykanka oo soo saaray gantaalkii ugu weynaa taariikhda (Sawirro)

Shirkadda American SpaceX ayaa shaacisay iney soo saartay gantaalkii ugu weynaa abid oo Joog ahaan lagu qiyaasay 120m (400ft) kaasoo ah nooca qaada dayax...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs