Saturday, May 18, 2024

Volodymyr Zelensky oo shil gaari galay iyo Warbixin laga soo saaray xaaladiisa caafimaad

Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa shil gaari ku galay magaalada Kyiv ee caasimadda dalkaasi, waxaana gaariga madaxweynaha la sheegay in uu ku dhacay...

Wiil 6 jir ah oo Kenya ugu geeriyooday Covid-19 iyo dad badan oo loo...

Wiil 6 sano jir ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa geeriyooday, iyadoo geeridiisa ka dib la ogaaday inuu u dhintay cudurka Covid-19 markii...

Xog Xasaasi ah oo ku saabsan qaabkii uu u dhacay Dilkii Jamal Khashoggi oo...

argeys laga leeyahay dalka Turkiga ayaa daabacay macluumaad cusub oo ku saabsan cod la duubay, kaasoo uu wargeysku sheegay inuu diiwaan galiyay xaaladihii ugu...

Gantaalkii kasoo fakaday dowlada Shiinaha oo dhulka kusoo dhacay (Xagee ku dhacay)

Gantaalkii  LONG MARCH 5B ee dowlada Shiinaha hawada sare u dirtay balse soo fakaday ayaa ugu dambeyn xalay soo dhacay , waxaana hada meesha...

Madaxweyne Ali Bongo oo la afgembiyey & milateriga oo talada la wareegay

Ciidamada Militariga dalka Gabon ayaa shaaciyey inay afgembiyeen xukuumadda, iyadoo waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Libreville lagu arkay gawaarida militariga, waxaana  lagu soo roggay...

Wararkii u dambeeyey xiisada cirka isku shareertay ee Iran iyo Maraykanka

Safaaradda Mareykanka ee Baqdaad ayaa ka dalbatay muwaadiniinta Mareykanka inay isaga baxaan Ciraaq sida ugu dhakhsiyaha badan ka dib weerarkii uu Mareykanka ku dilay...

Wariye loo heestay in uu dilay Xaaskiisa oo sanado kadib la fasaxay

Maxkamad kutaala magaalada New Delhi ee caasimada dalka Hindiya ayaa dambi ku weysay Wariye caan ku ahaa soo tabinta musal salada la xariira dambiyada...

(Sawirro) Ciidamada Ruushka oo baneeyey qeybo Muhiim ah oo ka tirsan Ukraine

Ciidamada Ruushka ayaa hadda si buuxda uga baxay waqooyiga Ukraine iyagoo gaaray Belarus iyo Ruushka, sida ay sheegeen sirdoonka milatariga Britain. Ugu yaraan qaar ka...

Mareykanka oo qaaday tallaabo kale oo ka careesiiyay dowladda Shiinaha

Dowladda Mareykanka ayaa ogolaatay in hub casri ah oo lagu qiimeeyay lacag ka badan 1.1 bilyan oo doolar ka iibiso Taiwan, tallaabadan ayaana durba...

Ruushka oo amar cusub ku soo rogay gobolada uu xoogga kaga qabsaday Ukraine

Madaxwaynaha Ruushka iyo xukuumaddiisa ay wajahayaan cadaadis militari iyo mid dhaqaale ayuu Putin ku soo rogay xukun militari afar gobol oo uu horay u...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs