Tuesday, May 7, 2024

Funaanad uu soo xirtay Xidig Madow ah oo lagu iibsaday lacag ka badan 10...

Suuqa xaraashka ee Sotheby's ee kuyaalla Dalka Mareykanka, ayaa lacag waali ah lagu iibsaday fanaanad uu xirtay halyeygii kubbadda koleyga ee Michael Jordan, intii...

Kenya oo jawaab yaab leh ka gudbisay dacwada badda ee kala dhexeysa Somalia

Kenya ayaa ugu dambeyn gudbisay jawaabtii laga rebay ee dacwada la xiriirta muranka dhinaca badan ah ee kala dhaxeeya Soomaaliya. Sida ay qoreen Warbaahinada caalamka...

Ra’isul Wasaare Abiy oo Shuruud la’aan aqbalay baaq uga yimid Midowga Afrika

Waqooyiga dalka Itoobiya waxaa wali ka socda dagaalo dhiig badan ku daateen oo u dhaxeeya ciidamada federaalka Itoobiya iyo xoogaga Tigrey ee taabacsan jabhada...

Afgembigii ka dhacay dalka Gabon oo fashilmay & Wararkii ugu dambeeyey

Waxaa dhicisoobay afgembigii saaka ka dhacay dalka Gabon ee la sheegay in xilka looga tuuray madaxweynihii dalkaasi Cali Bongo sida ay sheegayaan wararka ka...

Diyaarado Iran sameysay oo gantaalo culus ku garaacay magaalada Kyiv (Sawirro)

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Kamizake ,oo ay sameesay dowladda Iran balse adeegsadaan ciidamada Ruushka, ayaa saakay duqeymo culus ku garaacay dhismayaal kuyaalla magaalada...

Sawirro: Ciyaar adag oo dhexmartay Xulalka K/Cagta ee Sacuudiga & Qatar (Yaa badiyey)

Kulanka xulalka K/cagta ee sacuudiga iyo Qatar oo xiisa gaar ah lahaa, isla markaana loogu magac daray (Blockade Derby) ama kulanka adag ee go'doominta...

Imran Khan oo shaaciyay Magacyada Masuuliyiin ka dambeesay Weerarkii lagu dhaawacay

Nin hubeesan ayaa khamiistii lugta ka dhaawacay Ra'isul Wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan, waxaa sidoo kale weerarkan ka dhashay khasaaro kale oo...

Ciidan Boolis ah oo hoygeeda kala baxay Maryan Sadiiq Al-Mahdi

Sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters Booliska Suudaan ayaa xabsiga dhigay gabar uu dhalay hoggaamiyaha mucaaradka Sudan, Sadiiq Al-Mahdi. Gawaarida booliska ayaa gaaray...

Hoggaamiyaha Jabhada TPLF oo Shuruud cusub ku xiray in ay hubka dhigaan

Dowladda Itoobiya iyo jabhada TPLF ayaa dhawwaan heshiis nabadeed gaaray, waxa ayna labada dhinac isku afgarteen in xal siyaasi ah loo raadiyo colaada sanadaha...

Ilhan Cumar oo Raali galin Deg deg ah ka bixisay Yahuud Naceyb lagu eedeeyay

Ilhan Cumar oo noqotay gabadhii ugu horeesay ee asalkeedu Soomaali yahay ee kamid noqota Aqalka Congresska ee dalka Maraykanka ayaa raali galin deg deg ah...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs