Friday, May 17, 2024

Nin ku eedeysan dilka taksiile Soomaali ahaa oo la soo taagay Maxkamada Trondheim

Maxkamada magaalada Trondheim ee dalka Norwey ayaa waxaa ka bilaabatay dhageysiga dacwada maxkamadeynta nin 40- jir u dhashay dalkaas oo ku eedeysan inuu si...

Madaxweyne Trump oo si dhuumasho ah ku galay Aqalka Cad isaga oo Jahwareersan

Madaxweynaha laga guuleestay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa lagu soo waramayaa in xaalad Jahwareer ah ku jiro kadib markii la shaaciyay in looga...

Milateriga Itoobiya oo isku gedaamay caasimada gobolka Tigray ee Makelle

Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay inay ku hareereysan yihiin caasimadda Mekelle isla markaana ay isku diyaarinayaan sidii ay weerar kama dambeys ugu qaadi lahaayeen. Waxaan maanta...

Wiil uu dhalay Madaxweyne Joe Biden oo wajahaya baaritaano heer federaal ah

Hunter Biden Wiilka Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden, ayaa sheegay inuu ku socdo baaritaan federaal oo la xiriira canshuurta. Shaac ka qaadista uu...

Baarlamanka Britain oo ansixiyey heshiiska ka bixitaanka Midowga Yurub

Baarlamanka Britain ayaa cod buuxa ku ansixiyay heshiiska ka bixitaanka Britain ee Midowga Yurub, waxaana ogolaaday 521 cod. Ra'iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa goor...

Itoobiya oo Digniin adag u dirtay Dowlada Sudan iyo Xiisada labada dal oo sii...

Xiisada u dhaxeysa dowladaha Sudan iyo Itoobiya ayaa sii xoogeesanaya ,kadib markii dowlada Sudan ay ciidamo badan geesay xadka ay la wadaagto Itoobiya gaar...

War cusub oo ka soo kordhay xiisadii u dhexeysay dalalka Turkey iyo Giriiga

Dowladaha Turkey iyo Greece ayaa berri oo Isniin ah billaabi doona wadahallo fool-ka-fool ah, tallaabadaas oo tijaabo u ah rajo laga qabo inuu hagaago...

Soomaali dab qabadsiiyey labo kaniisadood oo Maxkamad la soo taagay (Sawirro)

Maxkamad ku taalla Magaalada Lillehammar ee dalkan Norway ayaa waxaa ka bilaabatay Maxkamadeynta  28 jir Soomaali ah oo ku eedeysan inuu dab qabadsiiyay labo...

Qoraalkii Ugu horeeyay ee lasoo dhigay Twitterka oo Lacag Waali ah lagu iibinayo !!

Qoraalkii ugu horeeyay ee lagu daabacay Shabakada bulshada kuwada xariirto ee Twitter markii la aas aasay ayaa lagu doonayaa in lagu iibiyo lacag malaayiin...

Toogasho dad badan lagu dilay oo ka dhacday Suuq kuyaala Mareykanka (Sawirro)

Nin hubeesan ayaa toogasho ku dilay dad badan uu ku jiro sargaal katirsan ciidanka booliiska Mareykanka ,kadib markii weerar uu ku qaaday suuq  kuyaala...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs