Sunday, June 16, 2024

Haweeney hadal Maseyr ka keenay ku muteesatay xabsi iyo Ganaax lacageed !!

Haweeney u dhalatay dalka Britain oo lagu magacaabo Laleh Shahravesh ayaa wajaheysa xukun xabsi ah iyo ganaax lacageed , kadib markii ay Faras ku tilmaantay...

Majaajiliiste aan laheyn khibrad Siyaasadeed oo ku guuleystay doorasho Madaxweyne

Dadka reer Ukrain ayaa maanta codadkooda ka dhiibtay doorashada madaxtinimada, taasoo uu ku guuleystay nin majaajiliista ah oo aanan laheyn khibrad siyaasadeed. Natiijooyinka hordhaca ah...

Dad badan oo ku dhintay dayuurad ku gubatay garoonka Sheremetyevo (Sawirro)

Dad kor u dhaafaya 40 qof ayaa la xaqiijiyey ku geeriyootay ka dib markii dayuurad laga leeyahay dalka Ruushka uu dab qabsaday xilli ay...

Boqor Salman oo ku baaqay labo shir oo deg deg ah & Sababta ka...

Boqorka Sacuudiga Salman bin C/casiis ayaa golaha iskaashiga dawladaha khaliijka iyo kan dawladaha Carabta ugu baaqay in la isugu yimaado labo shirweyne oo degdeg...

Madaxweyne Trump oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey London (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Donald Trump ayaa saaka ka degay magaalada London ee dalka Ingiriiska, isagoo xalay ka duuley garoonka Milatariga ee Joint Base Andrews ee gobolka...

Nin Madaxweyne Dhaawac u geestay oo dambi lagu waayay !!!

Maxkamad kutaala dalka Brazil ayaa dambi ku weysay nin loo heestay in toorey ku dhaawacay Madaxweynaha dalkaasi Jair Bolsonaro, xiligii ay socotay doorashada Madaxweynaha dalkaasi...

Magaca iyo Sawirka ninkii dilay Taliyihii ciidanka Difaaca Itoobiya oo lasoo bandhigay

Dowlada Itoobiya ayaa shaacisay magaca iyo sawirka askarigii ka dambeeyay dilkii magaalada Adis Ababa Sabtidii loogu geestay taliyihii guud ee ciidammada difaaca dalka Itoobiya jeneraal...

Xildhibaanadii uu u gefay Madaxweyne Trump oo Warbaahinta la hadlay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa  mar kale u gefay afar mudane oo dumar ah kana tirsan Koongareeska Mareykanka, waxaana dumarkan uu weeray Trump...

Ninka ugu da’da weynaa ee abid taga Xajka oo lagu soo dhoweeyey Sacuudiga (Sawirro)

Nin la sheegay inuu yahay qofka ugu da’ weyn abid ee xaj u taga magaalooyinka Barakeysan ee Sacuudiga ayaa sanadkan ka mid noqday dadka...

Rashida Tlaib oo loo ogolaaday in ay booqato dhulka Isra’il heesato kadib codsi...

Wasaaradda arrimaha gudaha Israel, ayaa sheegtay inay Rashida Tlaib oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka, u ogolaatay inay booqato qoyskeeda degan Daanta Galbeed ee...

News in English

Challenges in Somali National Election Legislation

The Somali national election law reflects a chaotic amalgamation of incompatible elements from various election systems, including dictatorial, parliamentary, and presidential models, presenting challenges...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs