Maxaa C/raxmaan C/shakuur looga joojiyey inuu ka khudbeeyo Xaflada caleemo saarka?

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Garowe khudbadaha xafladda caleemo saarka ayaa laga reebay siyaasiyiin uu ka mid yahay C/raxmaan C/shakuur Warsame. Arrintan ayaa...

Sawiro hordhac ah: Xaflada caleemo saarka ee goor dhow ka bilaabaneysa Garowe

Munaasabad weyn oo lagu caleemo saarayo Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa goor dhow ka bilaabaneysa Garoowe. Dadweynaha iyo masuuliyiinta ka qeyb galaysa...

(Daawo Sawiro) Sida loo qurxiyey goobta lagu caleemo saarayo Madaxweynaha Puntland

Waxaa goor dhow oo caawa ah la filayaa iney ka bilaabato munaasabad weyn oo lagu caleemo saarayo Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/llaahi Deni...

Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Garawe

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo wafti uu hogaaminayay ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Garawe ee caasimada Maamulka Puntland. Madaxweyne Farmaajo...

Sheekh Shariif oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Garawe (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland gaaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo kasoo kicitimayay magaalada Nairobi ee caasimada...

Madaxweyne Farmaajo oo goordhaw si aan Caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Garawe

Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha magaalada Garawe ka degtay diyaarad gaar ah uu la socday Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafti uu...

Hogaamiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Madaxwayne Xaaf oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garawe (Daawo...

Magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland waxaa kusii qul qulaya Madax kala duwan oo ka qeyb galeysa Caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland...

Xasan Shiikh iyo Siyaasiyiin kale oo lagu soo dhoweeyey Garoowe (Daawo Sawirro)

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Somalia ahna guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka Hassan Shiikh Mohamud ayaa gaaray Magaalada Garowe ee...

Puntland oo ka digtay in arrimo Siyaasadeed looga faa’iideysto Xaflada caleemo saarka

Wasiirka Warfaafinta dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo ka mid ah guddiga qaban-qaabada caleemo saarka Madaxweynaha Puntand ayaa sheegay inaan la ogolaan doonin...

Axmed Madoobe oo markii ugu horeysay ciidamo hubeysan kala degay Garoowe (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ka mid ahaa madax kala duwan oo saaka gaaray magaalada Garowe ayaa halkaas kala degay markii ugu horeysay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs