Saturday, May 18, 2024

Dilkii Paol Farmosa oo saameyn ku yeelatay Ajaaniibtii ka shaqeeneysay Dekadda Boosaaso

Al Shabaab ayaa howlgal qorsheesan ku dishay Madaxii Shirkada DP World ee dekada magaalada Boosaaso  Paol Farmosa , waxaana dilkan saameyn badan ku yeeshay...

Madaxweyne Deni oo Hakiyay Qaabilaada dadka ugu imaanaya Madaxtooyada (Akhri Sababta)

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa lagu shaaciyay in Madaxweyne Saciid Deni uu hakiyay dhamaan Qaabilaada Golayaasha iyo dadka kale ee Madaxtooyada u...

Ninkii dilay Maamulihii DP World dekadda Bosaaso oo geeriyooday (Daawo Sawirro)

Isbitaalka guud ee magaaladda Boosaaso ayaa waxaa caawa ku geeriyooday ninkii fuliyey dilkii saaka loo geystay maamulihii dekadda Bosaaso ee shirkadda P&O ee hoos...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay Dilkii Al Shabaab u geesatay Paul Anthony Fermosa

Madaxweynaha maamulka Puntland  Saciid C/llaahi Deni ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii maanta magaalada Boosaao loogu geestay Madaxii Shirkadda P&O ee DP World u qaabilsanaa Dekadda...

Al Shabaab oo War kasoo saartay Dilkii saakay loo geestay Paul Anthony Fermosa

Nin hubeesan oo la sheegay in uu iska soo dhigay kaluumeesato ayaa saakay gudaha dekadda magaalada Boosaaso waxa uu ku toogtay Madaxii Mashruucda DP...

Madaxii Shirkada DP World ee Dekadda Boosaaso oo goordhaw la toogtay

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulka Puntland ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi lagu dilay Madaxii shirkada laga leeyaha Imaaraadka Carabta ee...

Madaxweynihii hore ee Puntland Gaas oo maanta boorsooyinkiisa ka qaatay Garawe

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo mudooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Garawe ayaa maanta halkaasi ka qaatay boorsooyinkiisa. Cabdiweli Gaas...

Puntland oo Ciidamo u dirtay Deegaano ay ku dagaalameen Daacish iyo Shabaab

Wararka aan ka heleyno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in maamulka Puntland ciidamo badan oo aad u hubeesan ay u direen...

Madaxweyne Deni oo la kulmay qaar ka mid ah safiirada dalalka caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ku qaabilay Safiirada Dalalka Imaaraadka Carabta, Sweden, UK, Germany, Qadar, Suudaan, Masar,...

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay danjire Gen. Mabratu Waldo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Garowe ku qaabiley Qunsulka cusub ee Itoobiya u fadhiya Puntland Gen. Mabratu Waldo Aragay. Madaxweyne Deni ayaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs