Monday, April 29, 2024

Halis ku soo wajahan Boosaaso & Saraakiisha amniga Puntland oo ka digay

Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa xilligan waxay ka digayaan in dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo Daacish ay gudaha u galeen Magaalada Boosaaso ee Gobalka  Bari. Arrintan ayaa ka...

Gabar Dhalinyaro oo xalay si arxan daro ah loogu dilay magaalada Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay dhalinyaro aan heebtooa la aqoonsan si arxan daro ah magaaladaasi ugu...

Puntland oo Dowlad deegaanka u gacan gelisay Madaxii hore ee Xabsiga Jeel Ogaadeen

Mas’uuliyiinta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa  xaqiijiyey in la qabtay nin horey madax uga soo ahaan jiray xabsiga lagu magacaabo Jeel Ogaadeen oo ku yaalla...

Madaxweyne Deni oo ka dhoofay Garoowe & dalka uu ku sii jeedo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo gebagebeeyey safarkiisii gobolka Mudug ayaa safar shaqo maanta ugu ambabaxay dalka Shiinaha. Madaxweynaha oo ka hadlay...

Madaxweyne Deni oo isbedel ku sameeyey Taliska Booliska Puntland ee gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, Lr. 28 May 25, 2019, ku magacaabay Taliyaha cusub Qeybta Booliiska Gobolka Mudug ee...

Mas’uuliyiin cusub oo loo magacabay Maamulka Puntland ee gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowadda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 27 May 25, 2019, ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug iyo Guddoomiye Ku-xigeenada Gobolka...

Madaxweyne Deni oo Wareegto ku magacaabay guddi ka kooban 8 xubnood (Akhriso)

Madaxaweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo magacaabay Guddiga dib u habeynta Hay’addaha ee gobolka Mudug. Guddiga oo ka kooban illaa sideed xubnood ayaa magacyadooda...

Faahfaahin: Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland oo dil & dhaawac loo geystay

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan kooxo hubeysan oo xalay weerar  sababay dhimasho iyo dhaawac ku qaaday askar ka tirsan Booliska Maamulka Puntland oo...

Puntland oo War kulul ka soo saartay Weerar lagu qaaday Wasiirkeeda Waxbarashada

Maamulka Puntland ayaa cambaareeyey weerar ciidamada Somaliland ku soo qaadeen wasiirka Waxbarashada Puntland xilli uu ku sugnaa degaanka Damalla Xagarre oo ka tirsan degmada...

Saciid Deni oo booqday qabriga Madaxweynihii hore ee Somalia (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqasho duco ah ku tegay Qabriga Alle Hau naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Afhayeenka Puntland...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs