Sunday, May 19, 2024

Duqa Magaalada Garowe oo ka hor yimid Mashruuca Madaxweyne Deni ee Yogo day

Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal waxaa lagu qabtay saaka munaasabad loogu magac daray maalinta caalamiga ee Yogo Day, taasoo inta badan laga xuso...

Maalinta Caalamiga Ah ee Yoogada oo Garawe si weyn looga xusay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeyb galay maalinta caalamiga ah ee Yoogada oo ah jimicsi fudud inta badana maanta laga xusayo...

Ragii kufsiga iyo Dilka u geestay Caaisho Ilyas oo saakay mar kale Xukun adag...

Maxkamada Racfaan gobolka Nugaal ee maamulka Puntland ayaa saakay mar kale u fariisatay Dacwada kiiskii dilka iyo kufsiga ahaa ee magaalada Gaalkacyo loogu geestay...

Saciid Deni oo xilal cusub u Magacaabay Masuuliyiin iyo Saraakiil ciidan (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta ka soo saaray xafiiskiisa magaalada Garoowe dhowr Wareegto oo xilal loogu magacaabay saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale. Deni...

Godad ay Al Shabaab hubka iyo Raashinka ku keydsan jireen oo la bur buriyay...

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen buuraha Caalmadow ee gobolka Bari waxa ay ku bur buriyeen godad la sheegay in Al...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & danjiraha Itoobiya ee Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Jamaaludiin Mustafe...

Qasriga Madaxtooyada Puntland oo lagu soo dhaweeyay Ms Elin Bergithe (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka dalka Norwey ee Soomaaliya Ms Elin Bergithe Rognlie iyo wafdi la...

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland oo geeriyooday

Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland Yuusuf Xaaji Nuur ayaa ku geeriyoodey dalka Turkiga. Alle ha u naxariistee Marxuumku waxa uu Soomaaliya...

Xubno la sheegay iney ka tirsan yihiin Al-shabaab & Daacish oo lagu qabtay Boosaaso

Ciidamada Puntland ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ay ku soo qabteen xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo daacish isugu jira, kuwaasoo...

Masiibo ka taagan degmo ka tirsan Puntland & Madaxweyne Deni uu guddi u saaray...

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uuna goob joog ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs