Friday, April 26, 2024

Xiisad ka taagan Boosaaso iyo taliska Booliska G/Bari oo amar cusub oo soo saaray

Xiisada ka dhalatay xariga guddiga dhismaha wadada Boosaaso ayaa soo xoogeysatay caawa ka dib markii Boosaaso lagu xiray guddoomiyihii guddigaas Shiikh Maxamed Macalin oo...

Hogaamiyaha kooxda Daacish-ta Somalia oo muuqaal cusub lagu arkay (Sawirro)

Hogaamiyaha kooxda Daacish-ta Somalia Sheekh C/qaadir Muumin oo fadhigiisu yahay Buuraha Gobolka Bari ee Puntalnd ayaa mar kale kasoo muuqday muuqaal ay kooxda Daacish...

Madaxweyne Deni oo si kulul u Weeraray hab dhaqanka Madaxda dowlada Somalia

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuca Waxbarasho oo ballaaran, kaasoo halku dhigiisu yahay Waxbarashadu yeyna ku seegin Mashruucaan in muddo ah howshiisa...

Golaha Wakiilada Puntland oo diyaariyay Mooshin xil ka qaadis ah (Akhriso)

Xildhibaano katirsan Golaha Wakiilada maamul goboleedka Puntland ayaa Gudoonka golahaasi u gudbiyay Mooshin xil ka qaadis ah oo ay ka keeneen Maxkamada sare ee...

Maamul Goboleed qaadacay Guddi uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Maamul Goboleedka Puntland ayaa qaadacay Guddiga Wadahadalka Dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. War Saxaafadeed kasoo...

Puntland oo amar cusub ku soo rogay heyadaha caalamiga & kuwa Maxaliga ee Gobolka...

Maamulka Puntland ee gobolka Mudug ayaa soo saaray amaro cusub oo ku socda Hay'adaha maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah ee ka howlgala gobolkaas Qoraal...

Madaxweyne Deni oo Xilka ka qaaday Taliyihii ciidanka PMPF, Mid kalena Magacaabay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Wareegto xilka looga qaaday xilka ka qaaday agaasimihii ciidanka badda Puntland ee PMPF Cabdiraxmaan...

Madaxweyne Deni oo u digay dad uu sheegay iney kicinayaan dhalinyarada Puntland

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa digniin adag u diray dad uu sheegay inay kicinayaan dhalinyarada Puntland si ay isaga horkeenaan shacabka iyo maamulka. Hadalkan...

Madaxweyne Deni oo xil culus u Magacaabay nin la dhashay Xaaskiisa (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa xil culus u magacaabay nin seedigiis ah. Max'ed Yuusuf Maxamuud oo la dhashay xaaska Madaxweyne...

Puntland oo caruur 20 ka badan dib ugu celineysa Muqdisho iyo Baydhabo (Sababta)

Wasaaradda Haweenka iyo arrimaha qoyska ee Maamulka Puntland ayaa shaacisay iney dib ugu soo celineyso Magaalada Muqdisho caruur ay sheegtay in laga soo xaday...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs