Puntland oo xirtay Masuul katirsanaa Somaliland oo diiday in uu dhankooda kusoo biiro

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen masuul katirsanaa maamulka Somaliland oo diiday in uu kasoo goosto Somaliland kuna...

Kalluumeysato Soomaali ah oo lagu la’yahay Badweynta India & baadigoob soconaya

Shan nin oo ka tirsan kalluumeysatada ka jilaabta Puntland ayaa lagu la'yahay xeebaha degaaamada Puntland muddo 4 maamlood ah, waxaana xaalad kalluumeysatadaas ka waramay...

Faah faahin laga bixiyay Kooxo Falal amaan daro ku howlanaa oo gacanta lagu dhigay 

Ciidamada booliiska maamulka Puntland ayaa howlgalo saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen xaafado katirsan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo qabteen kooxo...

Dowladda Soomaaliya oo ka laabatay go’aan ay horey uga qaadatay Puntland

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa kala hadlay wasiirka Waxbarashada dowladda federaalka ee Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax...

Taliyihii Booliska gobolka Cayn ee Puntland oo la xiray & sababta ka dambeysa

Taliyihii ciidanka Booliska gobolka Cayn ee Maamulka Puntland ayaa manta la dhigay xabsi ku yaalla Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulkaas ka dib amar ka...

Madaxweyne Deni oo la kulmay Madaxweynaha Oramada Itoobiya (Daawo Sawiirro)

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo booqasho ku jooga dalka Itoobiya ayaa ka qayb galay kulan casho sharaf ah oo uu u...

Madaxweyne Deni oo Addis Ababa kula kula kulmay Cabdi-weli Gaas & xubno kale

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay hadimo sharafeed qado sharaf ah oo uu u sameeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya...

(Sawirro) Wafdi uu horkacayo Madaxweyne Deni oo u ambabaxay Safar dibeda ah

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka dibaddiisa, gaar ahaan dalka Itoobiya oo uu ku horumarayo. Garoonka dayuuradaha Gen....

Ciidamada Puntland oo howlgal weyn ka fuliyey Buuraha Galgala (Daawo Sawirro)

Ciidamada Puntland ayaa howlgal balaaran ka sameeyey Buuraha Galgala ee gobolka Bari oo qeybo ka mid ah ay fariisimo ku leeyihiin dagaalyahano ka tirsan...

Puntland oo diyaar u ah marti galinta shir looga hadlayo maqaamka Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdillaahhi Deni ayaa furay shirka labaad ee Doodadaha Xagaaga, kaasoo sanadkii labaad lagu qabtay magaaladda Garoowe. Shirkaan oo ahaa mid...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs