Puntland oo DF iyo Maamul goboleedyada ku casuuntay shir wadataashi ah

Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay DF iyo maamul goboleedyada dalka iney ka soo qeyb galaan shir looga tashanayo xaalada siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha...

Shirkii Wadatashiga Puntland oo la soo xiray & War-Murtiyeed ka kasoo baxay (Akhriso)

Waxaa galabta lagu soo gebagebeeyey magaalada Garoowe shirweynihii wadatashiga Puntland oo muddo saddex cisho ah ka socday halkaas. Waxaa shirkaas ka qeyb galay madaxda Puntland,...

Kooxo hubeysan oo dil ka geystay bartamaha Magaalada Boosaaso

Kooxo hubeysan ayaa maanta duhurnimadii waxay gudaha magaalada Boosaaso toogasho ku dileen Allaha u naxariistee Suleemaan Axmed Shire, oo ka mid ahaa shaqaalaha Wasaaradda...

Gudoonka Baarlamanka Puntland: “Waa xaaraan Wadahadalka Somaliland & Somalia”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa xaaraan ku tilmaamay wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, hadii aysan horkaceyn Puntland. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa hadalkan...

Madaxweyne Deni oo Eedeymo culus u jeediyay Dowlada federaalka Soomaaliya (Akhriso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi oo deni aya khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka wadagashiga Puntland ee maanta ka furmay magaalada Garoowe. Khudbada madaxweynaha...

Puntland oo dadkeeda ka mamnuucday nooc ka mid ah dharka la xirto (Sababta)

Taliyaha guud ee ciidamada booliska Puntland Jen. Muxidiin Axmed Muuse ayaa soo saaray amar cusub oo laga hirgelinayo guud ahaan deegaanada maamulka, kaasoo qeyb...

Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya oo aqbalay Codsiga uga yimid Madaxweyne Deni

Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada maamul goboleedka Puntland gaaray Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowlada federaalka Somaaliya , waxaana soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan maamulka...

Gaas oo rajo xumo ka muujiyey in sanadka 2021 ay dalka ka dhacdo doorasho

Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa walaac xooggan ka muujiyay doorashada Soomaaliya ee la filayo in sanadka 2021 ka dhacdo...

Faahfaahino ka soo baxaya iska hormaad ka dhacay Woqooyiga Gaalkacyo

Faahfaahino ayaa ka soo baxay iska horimaad maanta ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug kaasoo khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh geystay. Iska...

Hotel casri ah oo laga furay Garowe & Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray...

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray Hotel Martisoor, oo ah Hotel Casri ah oo laga hirgeliyay Garoowe. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs