Shirkii Wadatashiga Puntland oo la soo xiray & War-Murtiyeed ka kasoo baxay (Akhriso)

Waxaa galabta lagu soo gebagebeeyey magaalada Garoowe shirweynihii wadatashiga Puntland oo muddo saddex cisho ah ka socday halkaas.

Waxaa shirkaas ka qeyb galay madaxda Puntland, xubnaha Puntland ku metela goleyaasha DF badankood, siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada, waxaana shirkan hareeyey khilaafka DF iyo Puntland.

Gebagebadii shirkaas waxaa laga soo saaray War-murtiyeed u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -