Monday, May 20, 2024

Deni oo Arin Muhiim ah kala hadlay xubno ka socda Guddiga Doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay xubno ka socda Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federaal oo uu...

(Akhriso) Beesha caalamka oo War ka soo saartay doorashadii ka dhacday Puntland

WAR-SAXAAFADEED Iyadoo si nabad ah ay ku soo gebagebowday codbixintii iyo ku dhawaaqista natiijada hordhaca ah ee hanaanka doorashada ‘hal qof iyo hal cod’ ee...

Puntland oo si adag uga hadashay Wararka sheegaya in ay ku lug laheyd Dagaalkii...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaaciyay in dagaalkii ka dhacay magaalada Guriceel ku lug lahaayeen dad Soomaali ah ay...

Deni oo Eedeyn u jeediyay Madaxweyne Farmaajo kadib Doorashadii ka dhacday Puntland

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa markii ay soo dhamaadeen doorasho ka dhacday Sadex degmo oo katirsan Puntland ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo dib...

Saciid Deni oo ka hadlay doorashadii ka dhacday Puntland, eedeyna u jeediyey Farmaajo

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shacabweynaha Puntland gaar ahaan bulshada degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ugu hambalyeeyay Doorashadda goleyaasha degaanka ee maanta...

Natiijada Hordhaca Doorashadii ka dhacday degmada Ufeyn oo la shaaciyay (Akhriso)

Waxaa wali socotada tirinta codadka doorashada qof iyo codka ee shalay ka dhacday sadex degmo oo katirsan Puntland, doorashadan ayaana ah mid loogu tartamayo...

Qaramada Midoobay oo war ka soo saaray doorashadii maanta ka dhacday Puntland

WAR-SAXAAFADEED Wakiillo ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta booqday Qardho si ay u muujiyaan sida ay u garab taagan yihiin dadka reer Puntland iyadoo muwaadiniintu...

Doorasho Qof iyo Cod ah oo saakay ka bilaabatay Puntland (Daawo Sawirada)

Waxaa saakay doorasho qof iyo cod ah oo ay dhiibanayaan shacabka Puntland ka bilaabatay sadex degmo oo katirsan maamulkaasi, waxa ayna shacabka dooranayaan  golayaasha...

(Sawirro) Madaxweyne Deni oo olole doorasho oo yaab leh ka sameeyey Qardho

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH ayaa galabta magaalada Qardho ka sameeyey oloe doorasho oo dad badan ka yaabiyey. Deni...

Madaxweyne Deni oo caawa Telfoon kula hadlay dad shacab ah hal Codsina weediistay

Madaxweynaha Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa wacay oo taleefan kula hadlay qaar ka mid ah Bulshada kunool...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs