Tuesday, May 21, 2024

Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay Waddo cusub oo isku xiraysa Garawe iyo Garacad (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhaggax-dhigay dhismaha Waddo cusub oo isku xiraysa magaalada Garoowe iyo deegaanka dekadda leh ee  Garacad ee...

C/xakiin Camey oo ka soo horjeestay go’aanadii dowlad goboleedyada ee Garowe

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa ka hor yimid go’aanadii maamul Goboleedyada ee ka soo baxay shirkii Garowe, isagoo dhinaca kale...

Axmed Madoobe oo maanta ku wajahan Garowe & Xog ku aadan ujeedka safarkiisa

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Max'ed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta la filayaa inuu booqasho ku tago Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Axmed Madoobe ayaa kulamo Garoowe...

Puntland oo ka hadashay sida laga yeelayo Dadkii Kheyre kusoo dhaweeyay Gaalkacyo iyo Lacagtii...

Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur , ayaa ka hadlay warar saacadihii lasoo dhaafay la hadal hayay oo sheegayay in maamulka Puntland talaabo...

Puntland oo walaac & shaki ka muujisay Ciidamada loo tababaro dowlada Somalia

Puntland ayaa dowlada Soomaaliya ku eedaysay inay wado dhismaha ciidamo hal dhinac ah oo qatar ku ah Amniga iyo Xasiloonida dalka. Qodob ka mid aha...

Deni oo daahfuray Shirweyne dhaqaale ururin ah, kuna deeqay Milyan Dollar (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha gurmadka Abaaraha oo ah Shir loogu qareemayo looguna gurmanayo dadka...

Axmed Madoobe oo booqday dekeda Boosaaso iyo xarumo kale (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo uu wehelinayay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani ayaa kormeeray qaybaha kala duwan ee Dekeda iyo Xarunta...

Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay liiska golihiisa cusub ee Wasiirada (Magacyada)

Golaha xukuumadda cusub ee Puntland oo ka kooban 45 xubnood  ayaa caawa  looga dhawaaqay magaalada Garoowe. Magacyadda golaha xukuumadda Dowladda Puntland. 1. Wasiiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil...

Qasriga Madaxtooyada Puntland oo lagu soo dhaweeyay Ms Elin Bergithe (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka dalka Norwey ee Soomaaliya Ms Elin Bergithe Rognlie iyo wafdi la...

Puntland oo sameysatay Manhaj cusub oo Waxbarasho & Deni oo daahfuray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowadda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay buugga ardayga iyo hagaha macalinka ee dugsiyada Hoose ee Puntland. Munaasabadda...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs