Monday, April 29, 2024

Labo Musharax oo sabab u ahaa in Saciid Deni uu noqdo Madaxweynaha Puntland !!

Magaalada Garawe ee caasimada Puntland waxaa maanta ka dhacday doorasho taariikhi ah oo si adag loogu tartamay, waxaana markii dambe guusha helay loona doortay...

Xiisad caawa ka taagan Magaalada Boosaaso iyo dagaal mar kale laga cabsi qabo

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari caawa waxaa laga dareemayaa xaalad kacsanaan iyo cabsi dagaal, ka dib markii ay burbureen wadahadalo saddex wareeg ah...

Xukun dil ah oo saakay lagu fuliyay ninkii dilay Bootaan Maxamed Bootaan

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay nin lagu helay in uu ka dambeeyay dil duleedka magaalada...

Wasiirada cusub ee maamulka Puntland oo maanta la dhaariyay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland lagu dhaariyay Golaha Wasiirada cusub ee maamulka Puntland uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyne   Saciid Cabdullaahi Deni...

Khayre oo Qardho kula kulmay Beeldaaje Max’ed & Boqor Burhaan (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Qardho ee maamulka Punitland, ayaa la kulmay...

Guddi khilaaf ka dhex abuuray Madaxda sare ee Puntland oo la dhaariyey (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa manta hortiisa lagu dhaariyey Guddiga Ku meel-gaar ka ah ee Doorashooyinka Puntland oo maalmo ka hor uu...

Al Shabaab oo War kasoo saartay Dilkii saakay loo geestay Paul Anthony Fermosa

Nin hubeesan oo la sheegay in uu iska soo dhigay kaluumeesato ayaa saakay gudaha dekadda magaalada Boosaaso waxa uu ku toogtay Madaxii Mashruucda DP...

Khatar Amni oo ka jirta magaalada Boosaaso iyo Awaamiir lasoo saaray (Akhriso)

Khatar dhinaca amniga ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ka jirto magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waxaana lasoo saaray awaamiir la doonayo...

Dhisme Cusub oo lagu soo Kordhinayo Bangiga Dhexe ee Puntland (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka  Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu kordhiyey Bangiga Dhexe ee Dowladda goboleedka Puntland. Munaasabadda dhagax dhigga...

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay danjire Gen. Mabratu Waldo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Garowe ku qaabiley Qunsulka cusub ee Itoobiya u fadhiya Puntland Gen. Mabratu Waldo Aragay. Madaxweyne Deni ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs