Wednesday, May 15, 2024

Jubbaland oo dhagaha ka fureesatay Baaqii Musharaxiinta iyo Puntland oo laga war sugayo

Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa dhawaan ku baaqay in la hakiyo doorashada Xildhibaanada golaha shacabka ee dalka ka bilaabatay, waxa ayna taa badalkeeda ku...

Dowlada Federaalka iyo dowlad Goboleedyada oo Heshiis cusub gaaray (Akhriso)

Shir looga hadlayay tayeynta iyo daadejinta adeegga Waxbrashada Soomaaliya oo u socday Wasaaradaha waxbarashada Dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa shalay lagu...

Puntland oo Wasiir katirsan Xukuumadda Soomaaliya ku eedeesay Xatooyo iyo Musuq maasuq

Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku eedeesay dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan wasaaradda arrimaha Diinta iyo Owqaafta xukuumadda Soomaaliya xatooyo iyo musuqmaasuq la xariira fiisooyinka...

Madaxweyne Deni oo caawa Goobjoog ka noqday Doorasho ka dhacday degmada Eyl (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni, ayaa caawa goobjoog ka noqday Doorashada Golaha Deegaanka degmada Eyl ee gobolka Nugaal, taasi oo ka mid ahayd...

Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddiga diyaarinta wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta dalka

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid guddiga diyaarinta wada xaajoodka...

Guddoomiye Dhoobo oo ka soo horjeestay xil ka qaadistii saaka lagu sameeyey

Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) ayaa sharci daro ku tilmaamay qaabka uu maanta Baarlamanka Puntland xilka kaga xayuubiyay. Waxaa uu sheegay in xilka...

Puntland oo War kasoo saartay Shirka Garawe ka dhacaya ee Rooble uusan ka qeyb...

Madaxda Dowlad goboleedyada dalka ayaa ku balansan magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland in ay isugu yimaadaan shir wadatashi ah ay uga arinsanayaan xaalada...

Shil fool-xun oo ka dhacay gobolka Nugaal & dad badan oo ku dhintay (Sawirro)

Wararka naga soo gaaraya degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay shil gaari oo aad u fool xun. Shilkan ayaa...

Maalinta iyo Saacada la fulinayo Dilka ragii kufsaday kadibna Dilay Caasho Ilyas oo la...

Xeer ilaalinta maamulka Puntland ayaa shaacisay saacada iyo maalinta xukunka dilka ah lagu fulin doono sadex nin oo lagu helay in dil iyo kufsi...

Paul Simkin iyo Wafdi uu Hogaaminayay oo gaaray magaalada Garawe (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa mashruuca horumarinta degmooyinka ee (JPLG) ee...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs