Sunday, April 28, 2024

Maxay tahay digniinta ka soo baxday Maamulka Puntland ee shacabka loo jeediyey?

Wasaaradda degaanka, Beeraha iyo isbedelka cimilada Puntland sheegtay inay roobab Mahiigaan ah oo dabeylo wata ay ku soo wajahan yihiin degaanada Puntland. Fariintan ayey wasaaraddu...

Madaxweyne kuxigeenka cusub ee Maamulka Puntland oo goordhaw la doortay

Waxaa goordhaw magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland lagu doortay Madaxweyne kuxigeenka cusub ee maamulka Puntland ay ku tartamayeen in ka badanĀ  10-Musharax. Doorashada Madaxweyne...

Puntland oo go’aan adag kasoo saartay salaadaha Jamaacada ee Masaajida lagu dukado

Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray amar cusub oo lagu joojinayo in salaada Jimcaha iyo salaadaha kale ee Jamaacada lagu dukado masaajida kala duwan...

Wasiirada cusub ee maamulka Puntland oo maanta la dhaariyay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland lagu dhaariyay Golaha Wasiirada cusub ee maamulka Puntland uu dhawaan soo magacaabay MadaxweyneĀ Ā  Saciid Cabdullaahi Deni...

Toogasho saakay ka dhacday magaalada Boosaaso iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in kooxo biskoolado ku hubeesan saakay gudaha Suuqa Boosaaso ka geesteen falal isugu...

Akhriso: Toban Balan qaad uu sameeyay Madaxweyne Gaas oo Fashil kusoo dhamaaday

Waxaan halkaan ku soo qaadanayaa 10 ballanqaad oo Madaxweynaha Puntland, Mudane Gaas u sameeyey Puntland xilliguu musharraxa ahaa iyo intuu hayey xilka Madaxweynaha. Miisaaniyadda...

(Sawirro) Dabaaldega Xuska sanadguurada Puntland oo saaka ka socda Garowe

Iyadoo maanta oo bisha Agoosto tahay 1 ay ku beegan tahay sanadguuradii 21-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa saaka...

Golaha Iskaashiga oo war kasoo saaray iscasilaadii qaar ka tirsan Guddiga doorashada Koonfur galbeed

War-murtiyeedĀ Ka Soo Baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo soo dhaweeyay iscasilaadii qaar ka tirsan Guddiga doorashada Koonfur galbeed ee Soomaaliya waxayna Sidoo kale baaq...

Wariyihii gaarka ee Madaxweynaha Puntland oo caawa la xiray iyo Sababta keentay

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in caawa ciidamada booliiska magaaladaasi xabsiga dhigeen Wariyihii gaarka ah ee Madaxweynaha Puntland...

Deni oo Eedeyn u jeediyay Madaxweyne Farmaajo kadib Doorashadii ka dhacday Puntland

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa markii ay soo dhamaadeen doorasho ka dhacday Sadex degmo oo katirsan Puntland ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo dib...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs