Sunday, May 19, 2024

Afar Maamul goboleed oo sameystay Xisbi Siyaasadeed, ciidamo u gaar ahna abaabulaya

Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland, K/Galbeed iyo Galmudug ayaa magaalada Garowe uga dhawaaqay inay sameysteen xisbi siyaasadeed oo kulmiya. Arrintan oo ah tan ugu xiisaha badan...

Xasan Shiikh iyo Siyaasiyiin kale oo lagu soo dhoweeyey Garoowe (Daawo Sawirro)

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Somalia ahna guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka Hassan Shiikh Mohamud ayaa gaaray Magaalada Garowe ee...

Wararkii Ugu Dambeeyay Al Shabaab oo saakay la wareegtay Deegaanka Af Urur

Wararka ka imaanaya deegaanka Af Urur oo katirsan gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in saakay la wareegeen dagaalyahano aad u hubeesan oo...

Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay Rag dilal ka geestay Boosaaso (Daawo Sawirada)

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa howlgalo ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo qab qabteen dhalinyaro lagu eedeeyay in...

Wasiiro ka tirsan Maamulka Puntland oo laga helay cudurka COVID-19

Maamulka Puntland ayaa caawa shaaciyey kiisas cusub oo cudurka Coronavirus ah, kuwaasoo laga helay degaanada hoos taga maamulkaas. Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Farax Xasan ayaa...

Garowe: Dhalinyaro aroos ka soo laabatay oo shil lama filaan ah ku geeriyootay

Afar qof oo saddex ka mid ah dumar yihiin ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay saqdii dhexe ka dhacay duleedka bari ee magaalada...

Puntland oo amar culus ka soo saartay shirarka lagu qabto hotelada Garoowe

Maamulka Puntland ee gobolka Nugaal ayaa soo saaray qoraal lagu mamnuucay in magaaladaasi lagu qabto shirar iyo kulamo aysan ka war hayn Maamulka gobolka...

Heyadda Amnesty oo eedeymo adag u jeedisay Maamulka Puntland

Ha'yadda caalamiga ah ee arrimaha xuquuqul insaanka ee Amnesty ayaa sheegtay in maamulka Puntland uu weerar ku hayo weriyeyaasha isla markaana handdadaad iyo tacaddiyo...

Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday xerada Af-Urur iyo khasaaro badan oo ka...

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar culus ku qaaday deegaanka  Af-Urur ee gobolka Bari gaar ahaan xero ciidamada...

Madaxweyne Deni oo furay Kalfadhiga 44-aad ee Baarlamanka Puntland (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay Kalfadhiga 44-aad ee Gollaha Wakiillada Dowladda Puntland. Munaasibadda furitaanka waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs