Ciidamada Ilaalada Madaxweyne Siciid Deni oo dilay Haweeney Shacab ah

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada Madaxweyne Siciid Deni dil u geesteen Haweeney shacab ah xili...

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland oo goordhaw Garawe lagu doortay

Waxaa goordhaw soo dhamaatay wareegii ugu dambeeyay doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka socotay magaalada Garawe, waxaana wareegii ugu dambeeyay doorashada ku tartamayay labo...

Puntland oo karantiishay dad ay Ajaaniib ku jiraan oo looga shakiyay Covid-19

Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta karantiishay dad looga shakiyay in ay qabaan caabuqa Caronavirus, waxaana dadkaasi la geeyay goob gaar ah oo wasaarada caafimaadka...

Madaxweyne Deni oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maalmo badan safar ugu maqnaa dalka Kenya ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garawe ee...

Madaxtooyada Puntland oo si adag u beenisay Hadal kasoo yeeray Duqa Muqdisho

Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland ayaa si adag u beenisay hadal la sheegay in uu kasoo yeeray Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Finish...

Habraaca diiwaangelinta Ururada Siyaasadeed ee Puntland oo la shaaciyey (Akhriso)

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay Hannaanka iyo Habraaca loo marayo is-diiwaan-gelinta ururada siyaasadeed ee Puntland. Qabashada codsiyada diiwaan-gelinta ayuu sheegay guddigu inay...

Dil ka dhacay xarun ay degan yihiin heyado caalami ah oo ku taalla Boosaaso

Askari ka tirsan ilaalada ciidamada gaarka ee hay’adaha caalamiga ah ee magacooda loo soo gaabsho (SPU) ayaa toogasho ku dilay askari kale oo isla...

Golaha Wakiiladda Puntland oo mar kale diiday Ansixinta Golaha Adeega Garsoorka ee Maxkamadda sare

Golaha Wakiilada ee Puntland ayaa mar labaad kala direy Golaha Adeega Garsoorka ee Maxkamadda sare, kadib markii Madaxweynaha Puntland uu dib u soo magacaabey...

Deni oo balanqaad culus u sameeyey Guddiga TPEC ka dib doorashadii Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa booqday Xarunta dhexe ee Guddiga Ku meel gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC). Deni ayaa mahadcelin iyo ...

Maamulka Puntland oo ka digay fara gelin ay ku heyso dowladda Somalia (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa uga digay dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay ku eedeeyeen iney faragalin ku heyso nidaamka Waxbarashadda maamulkaasi uu degsaday. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs