Sunday, May 19, 2024

Puntland oo dhulkeeda ka ceyrisay Saraakiil u shaqeenayay Hay’ado Caalmi ah

Amar kasoo baxay maamulka Puntland ayaa deegaanada maamulkaasi looga ceyriyay labo sargaal oo ka shaqeenayay Hay'ado caalami ah, kadib eedeymo musuq maasuq iyo wax...

Maxkamad go’aan ka gaartay Xubnihii xirnaa ee Guddiga Dhismaha Wadada Boosaaso

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso Maxkamadda Darajada koowaad ee Gobolka Bari ayaa amartay in xabsiga laga sii daayo xubno ka...

Kalluumeysato Soomaali ah oo lagu la’yahay Badweynta India & baadigoob soconaya

Shan nin oo ka tirsan kalluumeysatada ka jilaabta Puntland ayaa lagu la'yahay xeebaha degaaamada Puntland muddo 4 maamlood ah, waxaana xaalad kalluumeysatadaas ka waramay...

Xildhibaano ku eedeeyey Madaxweyne Deni inuu xushmad daro u muujiyey Golaha wakiilada Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabudllaahi Deni ayaa si kulul uga jawaabay su’aal uu weydiiyay xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Puntland oo lagu magacaabo Cawil Xassan Daad. Deni...

Ciidamada PSF oo sameeyey howlgalo ka dhan ah kooxda Daacish (Sawirro)

Ciidanka Amniga Puntland ee loo yaqaano (PSF) ayaa sheegay in maanta oo taariikhdu tahay 24 November 2019, hawlgalo ka dhan ah kooxda Daacish ka...

Maxkamada Sare ee Ciidamada Puntland oo xukuno dil ah ku riday Saddex nin

Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus ee Puntland, ayaa dil toogasho ah ku xukuntay saddex askari oo ka tirsanaa Ciidamada maamulka...

Puntland oo xirtay xafiiskii guddiga doorashooyinka Qaranka ee Garoowe (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa maanta albaabada u laabay xafiiskii Guddiga Doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya, uu ku lahaa magaalada Garoowe. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Arrimaha...

Shirkii Wadatashiga Puntland oo la soo xiray & War-Murtiyeed ka kasoo baxay (Akhriso)

Waxaa galabta lagu soo gebagebeeyey magaalada Garoowe shirweynihii wadatashiga Puntland oo muddo saddex cisho ah ka socday halkaas. Waxaa shirkaas ka qeyb galay madaxda Puntland,...

Madaxweynaha Puntland oo wadahadal la yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan hab maqal iyo muuqaal ah...

(Sawirro) Deni oo gaaray Gaalkacyo iyo Xog ku aadan ujeedka safarkiisa

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaaladda Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Gaalkacayo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs