Saturday, May 4, 2024

Madaxweyne Deni oo baabi’iyey heyaddo ka tirsan Maamulkiisa, kuwo cusubna soo kordhiyey

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta  dib u habeyn ku sameeyey heyadaha maamulkiisa, isagoo qaar baabi'iyey, kuwo kale magaca ka bedelay, halka heyaddo...

Madaxweyne Deni oo eedeymo kulul u jeediyey dowlada federaalka Somalia

Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa si mar kale si kulul u weeraray dowlada federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Deni oo ka hadlayey...

Agaasimaha Guud ee Nabad Sugida iyo Sirdoonka Puntland oo la magacaabay

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Puntlnad Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu magacaabay Agaasimaha cusub Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka maamulka Puntland. Agaasimaha guud ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland...

Xeer Ilaalinta Puntland oo War cusub kasoo saartay Dacwadii Xildhibaan Cawil Daad

Xeer Ilaalinta maamulka Puntland ayaa qoraal ay u direen Gudoonka Golaha Wakiilada Puntland waxa ay ugu cadeeyeen in ay ka laabteen dalabkoodii hore ee...

Weerar Khasaaro geestay oo ka dhacay magaalada Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay weerar hubeesan lagu qaaday ciidamo katirsan Daraawiishta Puntland xili ay marayeen...

war

Madaxweyne Deni oo Magaalada Boosaaso ka daahfuray bandhig weyn (Sawirro)

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaaladda Boosaaso ka Daah-furay Carwada Ganacsiga Puntland, Carwadan oo ah tii labaad ee nooceeda lagu...

Puntland oo amar cusub ku soo rogtay Masaajidada & dugsiyada Quraanka

Wasiirka Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta maamulka Puntland Cawil Shiikh Xaamud Maxamed ayaa soo saaray amar sheegaya in muddo laba todobaad ah la...

Taliska Booliska Puntland oo digniin adag siiyey dadka laga helay cudurka COVID-19

Taliska Booliska Puntland ayaa digniin u diray dadka la xaqiijiyey inuu soo ritay Covid-19 ee hareer-maraya talooyinka caafimaadka iyo amarka ku saabsan inay guryahooda...

Meydka RW hore oo lagu aasay Garoowe & Madax badan oo ka qeyb gashay...

Magaalada Garoowe, waxaa maanta lagu aasay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Allaha u naxariistee, Xasan Abshir Faarax, iyadoo Aaskiisa ay ka qeybgaleen, Guddoomiyaha Golaha...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs