Golaha Wasiiradda Puntland oo caawa ansixiyey Miisaaniyada sanadka 2020 (Sawirro)

Golaha Wasiiradda dowlad goboleedka Puntland oo caawa kulan isugu yimidayaa meel mariyay miisaaniyadda Puntland ay ku shaqeyn doonto sanadka 2020. Shirkan oo uu Shir guddoominayey...

Ciidamo katirsan Birmadka Madaxtooyada Puntland oo dhoolo tus sameeyay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Birmadka Madaxtooyada Puntland oo muddo 5 Bilood ah tababar...

Wariyihii gaarka ee Madaxweynaha Puntland oo caawa la xiray iyo Sababta keentay

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in caawa ciidamada booliiska magaaladaasi xabsiga dhigeen Wariyihii gaarka ah ee Madaxweynaha Puntland...

Gudoonka Baarlamanka Puntland: “Waa xaaraan Wadahadalka Somaliland & Somalia”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa xaaraan ku tilmaamay wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, hadii aysan horkaceyn Puntland. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa hadalkan...

Maamulka Puntland oo fariin adag usoo diray dowlada federaalka Soomaaliya

Wasiirka Arimaha Gudaha maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhaban-cad oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya iyo saameynta laga cabsi qabo in...

Puntland oo goob fagaare ah ku toogatay rag ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab

Magaalada Boosaaso ayaa waxaa maanta lagu toogtay saddex nin oo horey ay maxkamadi ugu ridday xukun ah iney ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo...

(Akhriso) Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo amar culus soo saaray

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdilladiif Muuse Nuure (Sanyare), ayaa amar ku bixiyay in si deg deg ah loo joojiyo doorasho muran dhalisay...

Puntland oo eedeymo cusub u jeedisay Masuuliyiinta dowlada federaalka

Puntland ayaa shaaca ka qaaday in dowladda federaalka ay falal lagu khalkhal gelinayo amniga ka wadi degaanadeeda. Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamed Gallan ayaa sheegay in...

Puntland oo dishay xubno katirsan Daacish uu ku jiro Ajnabi xili miino aasayeen (Magacyada)

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa howlgal ku dilay labo xubnood oo katirsan dagaalyahanada kooxda Daacish, kuwaa oo inta aan la dilin kahor qarax ku...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs