Ururada Siyaasadda Puntland oo shuruudo adag ku xiray doorashada qof iyo cod (Akhriso)

Ururada siyaasadda ee ka jira maamulka Puntland oo shir xasaasi ah isu yimid ayaa ka arinsaday hannaanka ay u qabsoomeyso doorashada la filayo in...

Maxaa ka soo kordhay xiisadii colaadeed ee saaka ka jirtay Magaalada Garoowe?

Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka tirsan Isimada Puntland ayaa wadahadal dheer ka dib ku guulaystay in magaalada Garoowe laga saaro ciidamo xalay soo...

Xildhibanada cusub ee Puntland oo la shaaciyay & 17 Xildhibaan ee dhulbahante oo ….

Waxaa daqiiqado ka hor la shaaciyay Xildhibaanada Cusub ee Maamulka Puntland oo maalmahaan la sugayay in lagu dhawaqo shaacintooda waxaana lagu soo daray 17...

RW Khayre oo si aan caadi laheyn loogu soo dhoweeyey Qardho (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qardho ee gobolka Karkaar. Kheyre ayaa safarkiisa ku wehliyay,...

Askari katirsan ciidamada Puntland oo dilay Suldaan Xasan Cali Jibriil iyo Gaas oo ka hadlay

Wararka ka imaanaya degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in askari katirsan ciidamada maamulka Puntland bar koontarool ku dilay Suldaan Xasan Cali Jibriil oo...

Afar Maamul goboleed oo sameystay Xisbi Siyaasadeed, ciidamo u gaar ahna abaabulaya

Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland, K/Galbeed iyo Galmudug ayaa magaalada Garowe uga dhawaaqay inay sameysteen xisbi siyaasadeed oo kulmiya. Arrintan oo ah tan ugu xiisaha badan...

Gaas oo kulan la qaatay guddigii xalinta khilaafaadka ee uu shalay magacaabay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta marii ugu horeysay kulan la qaatay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda ee uu shalay...

Wasiiro iyo Masuuliyiin katirsan dowlada Federaalka oo loo diidan yahay in ay tagaan Garawe

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in wafdi isugu jiray Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale oo katirsan dowlada federaalka Soomaaliya loo diiday...

Baarlamaanka Puntland oo aqbalay codsi uga yimid Madaxweyne Saciid Deni

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Garawe ayaa aqbalay codsi uga yimid Madaxweyne Saciid Deni oo ku aadanaa in...

Madaxii Shirkada DP World ee Dekadda Boosaaso oo goordhaw la toogtay

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulka Puntland ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi lagu dilay Madaxii shirkada laga leeyaha Imaaraadka Carabta ee...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs