Thursday, May 2, 2024

(Sawirro) Muuse Biixi & Wafdi uu horkacayo oo saaka u ambabaxay safar dibeda ah

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Safarkan shaqo oo qaadan doona muddo kooban...

Golaha Wasiirada Somaliland oo go’aano culus ka soo saaray Wadahadalka Somalia (Akhriso)

Golaha wasiirradda Maamulka Somaliland ayaa manta shir iskugu yimid kaasoo uu shir gudoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxayna dood dheer ka yeesheen arrimo la...

Shaqaale Soomaali ah oo shaqada looga ceyriyey isticmaalka balwada Sigaarka & Qaadka

Guddiga Asluubta iyo anshax dab-demiska Somaliland ayaa shaqada ka eryay 6 xubnood oo ka tirsanaa Shaqaalaha dab-damiska, kuwaasoo lagu arkay, iyagoo isticmaalaya Balwada Qaadka...

Somaliland oo ka hor timid heshiis ay kala saxiixdeen dowlada Somalia & Midowga Yurub

Maamulka Somaliland ayaa ka hor yimid heshiis looga magac daray Eng. Yariisow oo lagu dhisayo Waddooyinka Muqdisho iyo Bebera kaasoo ay kala saxiixdeen dowladda...

Dad ajaaniib ah oo lagu dilay duleedka Hargeysa & Booliska oo ka hadlay

Laba Ruux oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa geeriyootay halka laba kale ay dhaawacmeen kadib markii gaari ay saarnaayeen lagu rasaaseeyay duleedka Magaalada Hargeysa...

Masuuliyiin ka tirsan Somaliland iyo shacab ku wada ciiday Hargeysa (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo salaadda Ciidal Adxada la tukaday kumanaan ka...

(Sawirro) Muuse Biixi oo u dhoofay Sacuudiga & Boqor Salman oo dayuurad gaar ah...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta dalka ka dhoofay, waxayna u ambabaxeen waddanka boqortooyada Sucuudi Carabiya,...

Dhacdo naxdin & argagax leh oo maanta ka dhacday degaanka Dhagax-dheer

Degaanka Dhagax-dheer oo hoos taga gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland ayaa waxaa ka dhacay dil argagax leh ka dib markii nin oday ah uu...

Dowlad layaab ku noqotay Maxaabiis kasoo jeeda Galmudug uu cafiyay Madaxweyne Biixi

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan cafis Madaxweyne u fidiyay 19-maxbuus oo loo heestay burcad badeednimo, maxaabiistan ayaana xabsi ku jiray mudo...

Mucaaradka Somaliland oo ka hadlay geeridii ku timid Marxuum Eng. Yariisow

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadani C/raxmaan Cirro ayaa ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid guddoomiyihii gobolka Benadir iyo duqii Muqdisho Eng. Cabdiraxman Cumar Cisman...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs